Breaking news Sh Shariif flee to Puntland !!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Breaking news Sh Shariif flee to Puntland !!!!!

Post by Harti55 »

Shariifka Iyo Raysal Wasaariihiisa Oo Puntland Kusoo Fooleh


Villa Somalia} 14-07-09"Madaxweynah a Dowlada Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal Wasaarihiisa *****ar Cabdi Rashiid Cali Sarmarke oo booqanaya Dowlad goboleedka Puntland............ .................... ...........

Dowladda Federaalka Somalia ayaa shaacisay in madaxda Dowladda Federaalka Somalia ay dhawaan booqasho ku tegi doonaan magaalooyinka Maamulka Puntland.

Wasiirka Ganacsiga Dowlada Somalia Cabdi Rashiid Cirro ayaa beeniyay Warar sheegayay in khilaaf uusoo kala dhax galay maamulka Puntland.

Dowlada Somalia waxay sheegtay in Maamulka Puntland uu taageersanyahay dowladda Federaalka islamarkaana uu kaalin ku yeelan karo maamulka dalka.

” Wasaaradda Ganacsiga Dowlada Federaalka waxay xidhiidh laleedahay Puntland dhawaana booqasho ayaan ku tegay wax khilaaf ah oo jirana ma jiraan” ayuu yidhi Cabdi Rashiid Cirro.

Wasiirkan katirsan Somalia ayaa meesha ka saaray in Mad-madoow soo kala dhaxgalay labada dhinac isagoona sheegay in dhawaan ay Puntland booqa doonaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Dowladda Somalia.

Cabdi Rashiid Cirro ayaa ku faanay in Xildhibaanno badan oo Dowlada katirsan ay hadda ku suganyihiin magaalooyinka Gaalkacyo,Garowe,Boo saaso dhawaana ay halkaas ka sheegi doonaan sida ay dowlada Somalia ugu metelaan Putland.

Si kastaba ha ahaatee maamlaha soo coda ayaa lafilayaa in Madaxda Dowladu ay markii ugu horaysay ay booqasho ku tagaan magaalooyinka Puntland.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Breaking news Sh Shariif flee to Puntland !!!!!

Post by gemini07 »

:lol: :lol: :lol:
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Re: Breaking news Sh Shariif flee to Puntland !!!!!

Post by Harti55 »

:shock:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”