Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Cali Khaliif Galaydh Oo Sheegay In Wiil Uu Abti Uyahay Uu Ku Dhinta Dagaalka
{ Muqdisho} 14-07-09"Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Galeydh oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dagaaladi isbuucan ka dhacay magaalada Muqdisho uu ku dhintay mid ka mid ahaa wiilasha ay dhashay walaashiis. oo ka mid ah dhalinyaro ku biirtay Xarakada Shabaab Al Mujaahidiin kana yimid dalka Mareykanka ..............................
Dr.Galeydh ayaa xaqiijiyay in Zakariye Macruuf oo ka mid ah dhalinyaro ku biirtay Xarakada Shabaab Al Mujaahidiin kana yimid dalka Mareykanka uu ku dhintay dagaaladi dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas oo udhaxeeyey ciidamada dowlada iyo xoogaga kasoo horjeeda.
Prof. Cali Khaliif ayaa sheegay geerida wiilka uu abtiga u yahay ee ay dhashay walaashiis oo lagu magacaabayay Zakariye Macruuf uu ku dhintay dagaalkii sabtida sidaas ay ku soo war gelisay gabadh uu Soomaaliya ku guursaday.
"Zakariye Macruuf wuxuu ahaa wiilka ugu da'da weynaa wiilasha soomaalida mareykanka ee aaday sanadkii hore Soomaaliya, wuxuuna ku dhintay dagaaladii Sabtidii"ayuu yidhi Cali Khaliif oo Raysal wasaare ka ahaa Dowladdii Madaxweyne C/qaasim ee lagu soo dhisay Carta sanadkii 2000.
Dilka Zakariye ayaa noqonaya kii afaraad oo wiilal soomaali mareykanka ah oo ku biiray Xoogaga Alshabaab, kuwaasoo gaadhaya 20-meeyo, kuwaasoo sanadkii hore ka soo tagay Gobolo ku yaal Mareykanka, iyadoona isla Axadii Meydka ay Dowladda ku sheegtay inuu Ajnabi ahaa la ogaaday inuu ahaa Wiil Soomaali Mareykan ah kaasoo ka mid ahaa dhalinyaradii jihaad doonka aheyd.
Dhawaan ayaa dowlada Somalia waxaa ay soo bandhigtay meydka Jamaal Sheekh Banna oo ah wiil Soomaali ah oo ka barbar dagaalamayey Mujaahidiinta Al Shabaab kaasoo markiisii hore ka yimid dalka Mareykanka,Wiilkaasi ayaa marki hore dowlada Somalia ku tilmaantay ajnabi laakin marki danbe ayaa la ogaaday in uu Soomaali yahay.

- Basra-
- SomaliNet Super

- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Ha dhiiinto!

Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
AUN dheeh..Basra- wrote:Ha dhiiinto!![]()
What's new Basra...
- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
2 terrorists dead, 999 2 go.
- Basra-
- SomaliNet Super

- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
American sufi....hi sexy....
Baby whats new? American sufi is sexy---dont u think so ?
Baby whats new? American sufi is sexy---dont u think so ?
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
I hope alshabab supporters joined during the Xabashi wars & not the Shiekh wars.. 
Basra ofcourse our somali brother is sexy!!
(
)

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
One less Al Qaida 
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Atleast let them have couple of Babies.. wilashaan la iska wadanayo ban la yaba..
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Babygirl,
ITs your fault for not showing them any love

ITs your fault for not showing them any love
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
AbdiWahab252 wrote:Babygirl,
ITs your fault for not showing them any love![]()
![]()
Basra ban u heyna THE Baby FACTORY..
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Why is this slut a moderator again?Basra- wrote:Ha dhiiinto!![]()
- Basra-
- SomaliNet Super

- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
LOOOOOL@twisted....why r u calling me a slut??? that is sooooooooooooo offensive waryaa!
ITs so much offensive than an atheist that u r!

-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
I knew Zakaria, Last I seen him he had big beard and was giving lectures to Youths. My allah bless his soul. BTW, he was reer hagar
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
I think he is this guy from Seattle captain...with kids and stuff...he died like last week or the week before that.
-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Former PM nephew is killed in Muqdisho..
Sadeboi, Macruuf is the first guy in this pic. He was well know guy in Minneapolis. He might have been in Seattle, but him and his older brother Faqash are form South Minneapolis

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2318 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 4 Replies
- 846 Views
-
Last post by Marques
-
- 12 Replies
- 1938 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 965 Views
-
Last post by Fall
-
- 21 Replies
- 176 Views
-
Last post by mahdi01
-
- 21 Replies
- 1429 Views
-
Last post by mahdi01
-
- 12 Replies
- 1072 Views
-
Last post by saacJabshee
-
- 0 Replies
- 520 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 937 Views
-
Last post by DONKEYMAN