Fanaanka wayn ee Jaangoo oo show kuqabtay Johaanesburg.
Posted: Wed Jul 15, 2009 5:17 am
July 13, 2009 Waxaa habeenkii xalay la dhigay badhig faneed loogu magadaray Habeenkii Jaango iyo Johannesburg wuxuuna ahaa mid dadku siweyn usugayeen hubaashina laga dabo dhacay
Abwaanka oo ahaa nin ku caanbaxay ruwayadda wadaniga ee khuseeya halganka a Ogaadeenya
wuxuu soo badhigay hab sugaaneed hufan oo dadkii meesha joogay ka heleen ,

Maxamuud Axmed cumar (jaangoo) waxaya ahayd markii ugu horeeysay ee yimaado South Africa
sidoo kalena waa markii ugu horeeysay ee wadankan uu ka qabto barnaamij noocan oo kale ah
Dadweynihii Goobta isugu yimid waxay ka koobnaayeen bulshada qaybaheeda kala duwan
oo dhamaantood goobta u yimid in ay mar uun si toos ah udawadaan abwaanka iyo Heestii hayd Jecliyaayee taas oo markii danbe dadku ku durduurteed.
Fanaanku wuxuu sidoo kale damacsan yahay in uu show sidan oo kale ah ka qabtoo port Elizabeth iyo Cape town wiiga inagu soo fool leh