Xoogaga Islaamiyiinta oo gacanta ugu jirta labadii sarkaal ee Faransiiska iyo Ilaalada Wasiirka A. Gudaha oo ku lug lahaa afduubkooda
Xog dheeraad ah ayaa ka soo baxaya afduubkii shalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Saraakiil dhinaca ammaanka oo u dhashay Faransiiska, kuwaasoo laga qafaashay gudaha Hotelka Saxafi.
Wararka ayaa sheegaya in Afduubka saraakiishaas faransiiska ay ku lahaayeen Ilaalada Wasiirka Arrimaha Gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar, iyadoona labadaas sarkaal ay gacanta ugu jiraan Xoogaga Islaamiyiinta.
Inkastoo ay isa soo tarayaan qaabka lagu afduubtay saraakiishaas, ayaa hadana wararka ku aadan xoogooda waxay sheegayaan inuu ahaa fal qorsheysnaa oo ay ku lug lahaayeen Ilaalada Wasiirka.
Labada nin ee u dhashay Faransiiska oo soo gaaray Magaalada Muqdisho 9-kii bishan ayaa ahaa kuwo Dowladda ka caawinaya tababarka Saraakiisha Sirdoonka iyo arrimaha ammaanka.
Wararka ayaa sheegaya in Labadan Sarkaal ay isku diiwaan geliyeen Hotelka saxafiyiin, laakiin fadeeexada ugu weyn ayaa la sheegayaa inay Dowladda ku habsatay taasoo ku aadan afduubka dharaarka cad ee lagula kacay saraakiishaas martida u ahaa.
Hadal heynta ugu badan ayaa ah afduubka loo geystay labadan sarkaal oo ka dhacay meel u dhow Isgoyska KM4 oo ah goob ay ammaankeeda sugaan Ciidamada AMISOM
Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
Lately the wellknown mujahid c/qaadir has been very quiet, this makes me wondering if he works secretly with the insurgents.Chance is big!
Guards of C/qaadir Ali Umar behind kidnap of agents
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 522 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by guhad122
-
- 11 Replies
- 1097 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 11 Replies
- 809 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 10 Replies
- 716 Views
-
Last post by Arbmn
-
- 0 Replies
- 308 Views
-
Last post by Sumubaridi
-
- 4 Replies
- 796 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 12 Replies
- 618 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier