Maydadkii saddexdii Askari ee ka tirsanaa Ciiddamadda Difaaca ee dalka Ugandha “UPDF” ee dhawaan ku geeriyootay Hoobiye ku habsaday Xarunta Villa Somalia, ayaa dib loogu wareejiyey qoysaskooda, kadib, markii ay Diyaaraddii waday naxashka ay maydadkaasi ku jireen soo cagadhigatay Saldhigga Ciiddanka Cirka ee magaalladda Entebbe ee dalkaasi.
Afhayeenka Ciiddamadda Ugandha, Gaashaanle Felikis Kulayigye, ayaa u sheegay Wargeyska Maalinlaha ee The Monitor ee ka soo baxa magaalladda Kampala, inay Askartaasi geeriyootay ahaayeen Waddniyiin Geesiyayaal ah oo u dagaalamaysay dareenka iyo mabda’a Pan Afrikaanists, waa sida uu hadalak u dhigay.
Afhayeenka waxa uu tilmaamay in maydadka Askartaasi loo sii gudbiyey qoysaskooda, si Askartaasi loogu aaso Deegaannadda ay ka soo kala jeedaan.
Wargeyska The Monitor, waxa kaloo uu soo bandhigay magacyadda Askartaasi, oo lagu kala magacaabi jirey Yowasi Kule oo ka soo jeeda Degmadda Kasese, Salaim Otin oo ka soo jeeda Degmadda muriya iyo Jasper Okeba oo ka yimid Degmadda Liira.
Dhinaca kale, Taliska Guud ee Ciiddamadda dalka Ugandha, ayaa shaaciyey in qoysaska saddexda Askari midkiiba la siinayo 50,000- oo Dollar, sida ku cad Sharciga Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee Ururka Midowga Afrika ee Xaq-siinta Ciiddamadda AMISOM ee lagu dilo dagaalladda.
Saddexdaasi Askari ayaa ku geeriyootay, mid kalena waa uu ku dhaawacmay, kadib, markii uu maalintii Sabtida ee la soo dhaafay Hoobiye ku habsaday Xarunta Madaxtooyadad ee Villa Somalia, iyadoo ay Ciiddamadaasi ilaalo ka hayeen Xaruntaasi.
Somaliweyn Media Center “SMC”
Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
Again, this is fresh coming from Al Qaeda supporters.
At least they get $50,000 unlike the nacasiin who die fighting for Al Qaeda who live their families nothing
At least they get $50,000 unlike the nacasiin who die fighting for Al Qaeda who live their families nothing
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
may allah swt make their greedy prayers come true. ameen.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
Long live the Ugadan force in Xamar
Al qaeda will not only die hungry but will also go to hell !
Al qaeda will not only die hungry but will also go to hell !
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
DEAD NIGGERS ARE DEAD MONKEYS
LETS SING BOB MARLEYS BUFFALO SOLDIER
LETS SING BOB MARLEYS BUFFALO SOLDIER
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Wives of Amisom soldiers pray their husbands are killed
COSTA wrote:DEAD NIGGERS ARE DEAD MONKEYS
LETS SING BOB MARLEYS BUFFALO SOLDIER
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 32 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 20 Replies
- 3317 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 17 Replies
- 2095 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 38 Replies
- 3368 Views
-
Last post by Shift
-
- 7 Replies
- 1471 Views
-
Last post by Bamaarn
-
- 2 Replies
- 643 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 1149 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 25 Replies
- 3168 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 6 Replies
- 1094 Views
-
Last post by bluelovelady
-
- 17 Replies
- 3812 Views
-
Last post by eliteSomali