Source:http://allidamaale.com/July/Samatar.htmWasiirka abniga puntland Oo ka Warbixiyey Wax qabadkiisii lixddi billood ee aynu Soo dhaafnay>>>
abdirahmaan Mohamed koronto
allidamaale.com-(xafiiska-Somalia-Garoowe)
Khamis 16 Jul 2009
Wasiirka Arimaha Amniga Puntland Gen Cabdilahi Siciid Samatar Oo kawar bixiyey Waxqabadka 7 bilood16,07,09 Dhageyso
Garoowe-(Allidamaale.cm):-Wasiirka abniga dowlad Dimuqaradi ag ee puntland Cabdulaahi siciid Samatar ayaa Ka Warbixiyey Waxqabadkiisii 6 bilood ee aynu Soo Dhaafnay, isagoo Wasiirku ka Warbxiyey Waxyaabo badan Oo khuseeya arimaha abniga puntland Mar uu Shacabka kula hadlayey aalada Radioga ee Puntland Gaar ahaan idacadaha Magaalda Garoowe.
Barnaamij loogu magac daray aan Wadda doonano danaheena Oo ay Soo qaban qaabisay Xukuumada puntland barnaamijkaas oo ay Shacab ka la hadlaan masuulyiintu min Wasiir ilaa Madaxweyne ayaa Waxaa ka Mid ahaa Wasiiradii xalay la hadlayey shacabka ku sugnaa idaacada daljir Wasiirka abniga Gen. Cabdulaahi Siciid Samatar.
Waxuuna ka haqab tiray Shacabka howshuudu Meesha ay marayso Waxaana Wasiir shacabku Si aad ah uga Waraysteen arimaha burcad badeeda abniga Galkacayo iyo laascaanod iyo arimo kale aad u fara badan.
Wasiirka ayaa Waxaa uu sheegay mar uu ka hadlayey arimaha burcad badeeda in ay Wax badan ka qabteen intii awoodooda ah Waxaana Wasiirku ku nuux nuuxsaday in ay Wax awood ah u alahayn Sidii ay u Sugu lahayeen abniga xeebaha puntland Sababtoo ah buu yiri Wasiirku Waxaa jirra dowlado shisheeye Oo Fangareeya koohaan burcad badeeda ah Marka anaga intii awoodayada ah Waan ka qabanay.
Sidoo kale Wasirrka aya Waxaa u ka Warbxiyey Waxqabkoodi 6 bilood ee aynu Soo dhaafnay Waxaana Wasiir u Soo bandhigay Shacabka iyo Saxafada intaba Waxqabdkiisu Mar Wasiirku ka hadlayey arimaha Waxqabadkiisa ayaa Waxaa uu sheegay in ay Waxyaabo badanka bedeleen arimaha maanka Magaalooyin iyo Gobolo badan oo ka tirsan Puntland Sidda Magaalada bosasso Oo ah Magaalo Wayn Oo ay adagtahay Sidda abnigeeda lagu sugaa Waxaana Wasiirku sheegay in amniga puntland Uu haatan ka Wanaagsan yahay Sidii uu ahaan jiray hadda ka hor.
Wasiir dhankasta Wax ayaa laga waydiyey hasse ahaate Wasiirku Waa So bandhigay Wax kasta meesha ay Mareen iyo Waxaa ay ka damacsanyihiin meelaha qaar Sidda Magaalada laascaanod iyo Magaalada Galakacayo Oo laascaanod anay ku jirin Gacanta puntland hasse ahaate wuxuu xusay in ay tahay Waa jib saaran soo celinteeda.
Wasiirku Waxaa kaloo uu ka hadlay arimaha Gobolka Mudug wuxuuna sheegay arimaha Magaalda Galkacayo asgoona hoosta ka xaariiqay in hadda laga Waddo howlo amaan sugid ah iyo xalinta khialafadka Gobolka.
Maahan markii ugu horaysay Oo Mid ka mid ah Wasiirada puntland la hadlo shacabka reer puntland arintaan ayaa in muddo ah ka socotay puntland Waxaana So qaban qabisay xukuumada Cusub ee puntland ee hormuudka u yahay Madaxweyne faroole Waxaana Wasiirada iyo Shacabka puntland ku wadda kulmaan idacaha Ku yaala Garoowe kuwasoo shacabka iyo Wasiiradu ay saxafiyiintu ku xiriiryaan khadka Telfoonka shacabkuna ay Wadiiyaan su,alhooda Waxyana noqotay mid kal sooni ku abauurta shacabka, oo dadbani ay rajeynayaa in noqoto mid sii socta kala war qaadashada bulshada iyo Xukuumada.
This is excellent news. The Security situation in Puntland is at all-time high, The minister of security gave a questions and answer segment on radio garowe where he was asked many different questions ranging from pirates, security, las canod. He said his administration done everything it can possibly do to reduce piracy but the piracy is being funded by outside governments. He said las canood must be returned to Puntland and he also said that the security situation in Puntland is alot more secure then 6 month ago. So Security is improving, piracy is being reduced to the best of their ability, and las canod policy is that it must return to it's rightful administration of Puntland.
The funny thing is, since farole came in he introduced "talk-back show" where ministers of puntland will be questioned over the phone by the public whoever wants to call up and they will answer the public concerns. Larry king sort of style. That is towards good governance..
