Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Post by Ducaysane_87 »

Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Chicago(Oodweynenews)-Waxaa habeenkii xalay ahaa kulan balaadhan oo ka dhacay khadka telephone isugu yimi badiba dhalinyarada gobolka togdheer ee ku dhaqan waqooyiga america gaar ahaan dalka mareekanka, kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo samayn lahaa ama loo aasaasi lahaa urur samofal ah gacana looga gaysan lahaa horumarinta adeegyada bulshada, sida caafimaadka, waxbarashada, iyo isboortiska.

Hadaba kulankaas oo ay dhalinyaradu beryahanba ku mashquulsanayd qabanqaabadiisa waxaa daadihinaayay oo shir gudoon ka ahaa Mustafe Cabdi Ismaaciil Daanshood". Aayado quraan ah iyo khudbado koob kooban kadib waxaa la gudagalay ajandayaashii iyo ujeedooyinkii shirka halkaasna waxaa si wada jir ah loogu dhawaaqay urur Magaciisa looso gaabiyay T.A.G (Togdheer Abroad Group)

Ururkaas oo si tabaruc ah ugu shaqayn doona guud ahaan gobolka Togdheer gaar ahaana Magaalada burco wuxuu si toos ah ula shaqayn doona oo wixii kaalmo dhaqaale ah ku hagaajin doonaa gudida horumarinta gobolka togdheer ee uu gudoomiyaha ka yahay maayirkii hore ee burco Maxamed Xuseen Aadan.

Gabagabadii shirkana waxaa si kumeel gaadh ah loogu doortay guddi hogaamin doonta muddo lix bilood gudidaas oo ka kooban 4 xubnood oo kala ah

Bashiiir Abdi Nugaal, Gudoomiye
C/fataax Faarax Maxamed, Afqufule G/kuxigeen
Haybe Axmed Yuusuf, Khasnaji
C/rashiid Jaamac Rooble "Coday" Afhayeenka


C/rashiid Jaamac Rooble
Afhayeenka saxaafada
Chicago U S A
cabdirashiid_2@hotmail.com
Tell:17735010741
Tell: 6129864530






http://www.oodweynenews.com/display_pag ... cleid=8992
User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Re: Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Post by usman-84 »

samafal is puntland charity service, what the fuck is doing in sland?

http://nugaalmedia.com/news.php?readmore=435
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Post by Ducaysane_87 »

usman-84 wrote:samafal is puntland charity service, what the fuck is doing in sland?

http://nugaalmedia.com/news.php?readmore=435



are you blind or something read it properly it says a new Urur - made by reer togdheer in America
User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Re: Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Post by usman-84 »

ducaysane u focking idiot, u togdheer fockfaces copy-cat motherfuckers come up with ur own names stop focking copyrighting harti franchises.. :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Urur Samafal ah oo lagaga dhawaaqay dalka Mareekanka (T A G)

Post by Ducaysane_87 »

usman-84 wrote:ducaysane u focking idiot, u togdheer fockfaces copy-cat motherfuckers come up with ur own names stop focking copyrighting harti franchises.. :lol:

dont cry to me - go ask your group to change the name - cause now its owned by america -toghdeeris 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”