Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

Dagaal xooggan oo goor dhaweyd ka bilowday Magaalada Beledweyne

Jimco, 17 July 2009(HOL): Dagaal xooggan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isugu adeegsaday ayaa wuxuu goor dhaweyd ka bilowday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalkaasna uu u dhaxeeyo Xoogag taabacsan maamulka Gobolka Hiiraan oo hoostaga Dowladda Soomaaliya iyo Xoogag ka soo horjeeda.

Dagaalka oo ah mid culus ayaa wuxuu hadda ka socdaa nawaaxiga Buundo weyn, lamana oga in dagaalka halkaas ku ekaan doono iyo in uu ku fidi doono xaafadaha kale ee Magaalada Beledweyne.

Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa waxay muujinayaan cabsi ku saabsan in dagaalka uu faraha ka baxo, isla markaana uu magaalada wada saameeyo, taasina ay ka dhalato khasaare dhinacyo badan leh.

Dagaalkan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Macow uu ku maqan yahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay magaalada ay ku sugan yihiin Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gobolka u tegay in ay sii wadaan qorshe amniga dalka Soomaaliya lagu sugayo, kaasi oo uu ka geeriyooday Wasiirkii Amniga Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu magaalada Beledweyne ka dhacay qaraxii ay ku dhinteen Wasiirkii Amniga Col. Cumar Xaashi Aadan, Safiirkii hore ee Itoobiya u fadhiyay Soomaaliya C/kariin Faarax Laqanyo, Odayaal iyo Saraakiil Ciidan ayaa waxaa magaalada Beledweyne iyo duleedyadeeda laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo iska soo horjeeda, kuwaasi oo ugu dambeyntii keenay dagaalka hadda ka socda magaalada Beledweyne.

Wixii ku soo kordha Xaaladda Magaalada Beledweyne kala soco halkan Haddii Alle Idmo.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by DR-YALAXOOW »

dagaalka baladweyne waxa wadaa waa XISBUL SHEEYDAAN aka xisbul xasuuq ama xisbul xasan daahir. waliba kuwa dagaalka wadaa waa gudoomiyihii hore ee xisbul xasuuq WEERSHE DR CUMAR IMAAN maleeshiyadiisa.

inshalah shayaadiinta xisbul xasuuq iyo KHAWAARIJTA AIDISKA KA DARAN AL SHAYAADIIN AL shabaab jab iyo halaag ayaa u danbeeya inshalah.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by Captain24 »

Muslim vs Muslim war again. There is only one winner in here and it's the Kufars and the Ethiopians
User avatar
AR1223
Posts: 230
Joined: Tue Jul 14, 2009 7:02 pm

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AR1223 »

Captain24 wrote:Muslim vs Muslim war again. There is only one winner in here and it's the Kufars and the Ethiopians
The war is between pro-Ethiopian and anti-Ethiopian Muslims.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

The jihad is between pro-shariah law govt and anti-shariah law govt. Axes of khawaarij will be defeated inshallah.
User avatar
AR1223
Posts: 230
Joined: Tue Jul 14, 2009 7:02 pm

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AR1223 »

HutuKing01 wrote:The jihad is between pro-shariah law govt and anti-shariah law govt. Axes of khawaarij will be defeated inshallah.
Sheikh Sharif promised the West Somalia will be ruled with secular law, not Shariah law.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

AR1223 wrote:

It was deception or taqiyyah. The govt accepted islamic shariahlaw,anyone who oppose it his head should be cutt off :up:
Also the famous ulama said it is not allowed to fight this islamic govt,alhamdulilah. THE KHAWARIJ LOST SUPPORT OF WORLDWIDE ULAMA!
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by hanqadh »

it seems that 90% of MMI forces have defected to hizbul islam, Sharif has nothing left to rely on, he cant deliver jowhar meeshu ku barbaaray, waa niyad jab weyn xagiisa taasi....this is Hizbul islam who absorbed the maxaakiim in hiiraan vs recent goverment arrivals from ethiopia, etc.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

hanqadh wrote:it seems that 90% of MMI forces have defected to hizbul islam, Sharif has nothing left to rely on, he cant deliver jowhar meeshu ku barbaaray, waa niyad jab weyn xagiisa taasi....this is Hizbul islam who absorbed the maxaakiim in hiiraan vs recent goverment arrivals from ethiopia, etc.

Only gaaljecel and other tribes except xawaadle from MMI defected to xisbul shirk.
User avatar
AR1223
Posts: 230
Joined: Tue Jul 14, 2009 7:02 pm

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AR1223 »

HutuKing01 wrote:It was deception or taqiyyah.
What? :shock: Isn't taqiyyah practiced by the Shiica? Sheikh Sharif, a Sunni Muslim, has resorted to Shiica practices?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

AR1223 wrote:
HutuKing01 wrote:It was deception or taqiyyah.
What? :shock: Isn't taqiyyah practiced by the Shiica? Sheikh Sharif, a Sunni Muslim, has resorted to Shiica practices?
Deception during war is allowed. :up:
What matters now is that the govt accepted shariahlaw. Sh.Sharif was always pro-shariahlaw.

Sh.Sharif wanted two things to happen:
1) amxaaro leave
2) shariahlaw installed
Both happened,it is fard for us not to make takfeer on him or fight him aslong he prayes

If these didnt did not happen,i would be the first from somalinet to rebel against him.
User avatar
AR1223
Posts: 230
Joined: Tue Jul 14, 2009 7:02 pm

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AR1223 »

HutuKing01 wrote:Deception during war is allowed. :up:
What matters now is that the govt accepted shariahlaw. Sh.Sharif was always pro-shariahlaw.

Sh.Sharif wanted two things to happen:
1) amxaaro leave
2) shariahlaw installed
Both happened,it is fard for us not to make takfeer on him or fight him aslong he prayes

If these didnt did not happen,i would be the first from somalinet to rebel against him.
Do Sheikh Sharif's forces implement Huddud punishments?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AhlulbaytSoldier »

How can they implement huduud(shariahlaw is not only huduud!)when the first need people wants is peace?
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by Hyperactive »

AR1223 wrote:
Captain24 wrote:Muslim vs Muslim war again. There is only one winner in here and it's the Kufars and the Ethiopians
The war is between pro-Ethiopian and anti-Ethiopian Muslims.
arabman i was wondering if wa you who sending kids to somalia to be killed.!
User avatar
AR1223
Posts: 230
Joined: Tue Jul 14, 2009 7:02 pm

Re: Breaking News: heavy fightings reported in Beledweyne

Post by AR1223 »

hyperactive wrote:arabman i was wondering if wa you who sending kids to somalia to be killed.!
Those kids need no one to brainswash them in order to go to Somalia for jihad. They've reacted on their own. What prompted them to do so, what enraged them, what boiled their blood is America's injustices against Muslims.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”