Dagaal ka dhacey Belet Wein
Posted: Fri Jul 17, 2009 5:48 pm
Wararka ugu danbeyey ayaa shegay in galabta eey ciidamadda Alsheydan and xisbul Gaal duulaan gaadmo ah kusoo qaadeen Xabsiga dhexe ee Beletwein.
Ciidamadda duulaanka soo qaadey oo watey 8 baabuurta dagaalka ah dhamaana 70 dagaalyahan ayaanan ku guuleysan ineey la wareegaan Xabsigaas.
Ciidamada Aslubta ee ilaalinaayey xabsigaas ayaa difaac la galey kadibna waxaa usoo gurmadey ciidamadda Booliiska Qaranka iyo dadka shacabka ah ee dagan Magaalada.
Waxaa xisbiyadaas kasoo gaarey duulaankaas qasaaro xoogan ayagoo laga qabsadey 2 tikniko ah lagana diley 8 danbiileyaal ah halka mid asagoo dhaawac ah nolol lagu qabtey.
Midka nolosha lagu qabtey ayaa la sheegayaa inuu u dhahay beesha Ogaden kuwa meeydka ahna dhawaan ayaa masawirodooda mediaha loo soo gudbin doonaa.
Dhinaca Ciidamadda Doowlada waxaa ka geeriyootey 2 Mujaahid oo ku shahiidey dagaalkaas waxaana kaga dhaawacmey 3 kale.
Caawa ciidamada Doowlada waxeey kaabiga ku haayaan xarumaha Qowlasatada Alsheydaan iyo Xisbul Xasuuq kuwaasoo marka uu waaga baryo lasoo afjari doono.
Generalka Amniga ee doowlada Kumeelgaarka u jooga Hiiraan oo lagu magacaabo General Muqtaar Hussein Afrah ayaa waxoow wacad ku marey inuu meel kusoo xeri doono gaaladaan magacyadda islaamka ah wadato.