Shir Lagu Gorfeeyey Oo Gogol-xaadha Ee Xaalada Xisbiga Darye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Shir Lagu Gorfeeyey Oo Gogol-xaadha Ee Xaalada Xisbiga Darye

Post by Ducaysane_87 »

Shir Lagu Gorfeeyey Oo Gogol-xaadha Ee Xaalada Xisbiga Daryeelka Iyo Cadaalada (UCID) Oo Ay Ka Hadleen Odayaasha Iyo Dhalinyarada HY Ee Finland.

Finland(Oodweynenews)-Waxa Maanta 18.7.2009 Shir aan rasmi ahayn ku yeeshay meel duleedka magaalada Tampere ee Wadanka Finland Odayaasha iyo dhalinyarada Habaryoonis ee degan magaalooyinka Helsinki Vaanta iyo Espoo, kuwaasoo isla-soo qaadey Xaalada Xisbiga siyaasiga ee UCID, kaasoo asal haan ka unkumey magaalada Helsinki.



Image



Waxa shirkaasi Gudoominayey Gudoomiyaha UCID ee Finland C/rahman Carte oo ka hadlay kaalinta uu kaga-jiro xooga xisbiga ee ku waajahan qurbajooga iyo in ay fursad u tahay cidii rabata iney ku soo biiraan meel kastoo ay joogaanba, islamarkaana uu yahay mid haatan ay albaabadiisu furan yihiin.
Image


Allah Mahad leh

Mohamud Hussein

Oodweynenews.com/ Finland

http://www.oodweynenews.com/display_pag ... cleid=9007
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”