Aweys: what happens to two agents is not our responsibility

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Aweys: what happens to two agents is not our responsibility

Post by AhlulbaytSoldier »

Xasan Dahir awees (gargaduud)oo waaga ku baryey goorti laga faramarojiyey 2 nin ee Fransiska aheed.

Hogaamihayaha ururka xizul-islaam sheikh xasan daahir aweys oo wareysi siinayay jariidada Sharqal-awsed ayaa u sheegay in ururkooda masuul aysan ka aheyn wixii soo gaara 2-bo nin oo dhawaan magaalada Muqdisho laga afduubtay.

Sheekha ayaa sheegay in ururka xizul islaam aysan masuul ka aheyn wxiii soo gaara ragaasi ajaanibta ah oo la sheegay dhawaan in ururkooda ay ka afduubteen magaalada Muqdisho.

Sidoo kale masuul ka tirsan Xizul-islaam ayaa sheegay in markii hore qilaaf uu soo kala dhaxgalay ayaga ururka alshabaab oo ku aadanaa heynta labadaasi nin balse markii danbe ay la wareegeen alshabaab haatana gacantooda uusan ku jirin.

Laakin masuul isna u hadlay ururka alshabaab oo isna magaciisa diiday ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in haatan arinka la heystayaasha uu u gudbay faragalin shisheeshe ayadoona loo olaleenayo sidii ragaasi ajaanibta loogu wareejin lahaa urur weynaha ALQAACIDA.

Sidoo kale masuulkaan ka tirsan alshabaab ayaa sheegay in la marin doono labadaasi nin shareecada waxa ay ka qabto ayadoona ay ku sheegeen alshaab in ay ahaayeen rag jawaasiis ah.

Dhanka kale, qilaafka labada urur ayaa laga yaabaa in uu isku badalo gacan ka hadal ayadoo labada dhinac ay si kala gadisan ay uga hadlayaan heysashada labadaasi nine ee faransiiska ee haatan gacanta ay ku hayaan ururka al-shabaab

:down:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Aweys: what happens to two agents is not our responsibility

Post by nomadicwarlord »

Is the Xinna wearing Sheikh still take orders from Afwerki? :lol: :lol: :lol: he's been quiet lately, prolly cherish life more these days.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”