maxamed jaamac
18/07/09
Marka hore shabakada somaliland ayaan salamaaya waxaan aad uga yaq yaqsoonayaa inaan maanta halkana ku soo bandhigo arin murugo ah oo aan marnaba loo adkeysan karaayn, dadka hawshaas wadaana waxaaan leyahay ka joogaa , maraar badan ayaad soo abaabusheen waa laydinka hor istaagaay, hadana ababuul danbe ayaad gasheen oo qarsoodi ah idinka oo ka cabsanayaa in naftiina halis la galiyo, lakiin taas waxaan u arkaa fulaynimo iyo inaaydaan lahaayn awood aad ku ciyaartaan game ka socda, waan iska sabraaya waayo ma ihi qofkii ugu horeyaay ee guul dareystaa lakiin waxan idin sheegaaya in hawshaasi aanaay noqonaay mid aay wax ka suura galayaan.
Waa tageerayaasha Xisbiga kulmiye ayaa maalmahanba waxaay wadaan Assasinations shirqoolo aay donayaan inaay ku jahwareeriyaan masiirka umada iyaga oo dano gaar ah ka leh oo anaay dantoodu ahaayn horumarka dalka iyo bulshada waxanaan idin leyahaay Kulmiye duudmada dhaaf mar uun baaydun dabiqiyeh.
aarinta murugada leh waxaa weyaan qaban qaabada ololaha dorashoyinka ee xisbiga kulmiye oo ka hor dhacaay intii anaay wakhtigii iyada oo aan la soo saarin diwaan galintii codbixiyaayasha taasina waxaay cadaynaysaa deg dega ku jiraa xisbiga kulmiye oo ah inanaay hanaan karin talada dalka uma diidani inaay wax maamulaan markood aayna u diyaar garobaan ololaha dorashada lakiin mashaqadu waxay ka tagaan tahaay waxaa la donaayo, iyo hawshu halkaay ka socto oo dhan ayaa loo bahan yahay in la fahmo, nin baa maalin dhaweyd igu yidhi oloolihii waay bilbayaan reer kulmiye goorma markaan ku idhina bari baa naga xigta ayuu yidhi u qadaan waaba igu dhacaay wayo 27 july waxaa la soo saarayaay diwaan galinta intii siwanaagsan isu diwaan galisaay.
kulmiye deg deg farabadan ayaa ku jiraa hawshan iyo xilkan aay sasareena mahaa mid aay qaadi karaan balan qaadyada beenta ah ee aay bulshada ku maweliyaan habeen iyo maalin mahaa mid aay wax ka soo socdaan oo noqon karaaa mustaqbalka mid loo aayo, sidiina ku wadaa oo kolba shirqoolo iyo shiraar qarsoodi ah galaa, waxaa ana igu balama in aan garab istaago xisbiga danta umada bad badinayaa, kulmiyaaw wax qabad ma ogoldinn in badan ayaad somaliland joogteen xaalad walba oo dalka la soo deristaana kaalin muhima kamaydaan ciyaari jirin maantana waxaa laydin ka hayaa oloole dorasho ayaanu galaynaa idinkoo aan haayn barnaamij xitaa aad dadka usoo bandhigtaan wuxuun baad abaabulaysaan hadana waxiinu midha dhal malahaa,
Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye in badan ayaan ku jiraay waan la shawraay shiraar badan ayaa la galaay waxaan ogadaay siyasadaa aay ka damacsan yihiin dalka iyo ta manadaqadaba inanaay ahaayn mid udan ah bulshada curdink ah ee imika soo koraysaah, shekadooduna waa cadaw ku cunaay amaa ku cideyaay wixii ka dhacaay baaynu ogaayn iyo sidii caga jiidku inoogu dhacaay dorashoyinkii hore oo aay waliba sabab u ahayeen hogtanka xisbiga kulmiye markaan arkaay inaanay dalka dan usoo wadina waan ka baxaay Kulmiye anigu waxaanan la socod sinayaa dadka indhalaanta imika ku tageera inaay ogyihiin doorshaha kulmiye lakiin mar dhaaw aay ka yaq yaqsoon donaa arimaha iyo xaladaha murugada leh ee xisbiga kumiye soo waado, baday doonto ha jiidhe bal waa halkaay ku danbaaysaa, Aaagaba hadaan Hilaac ka kicin waa hadaanaan Gudnayn, waana nin aay jidhiya nasiibkii waa ciyaar lakiin kaligin idinku koobaaan maydaan Gulaysaan waayo waad dhumateen ciyaarta haafka danbena ma ahaa wax soconaayaa, mar hadii laba goor laga cideyaay.
markaanu nidhi kulmiyaaw u kaadiya marar badan ayaad bulshada dibu udhac usoo jiideen waxaay yidhaahdeen laandherahan ujeedna waa sida usoo weriyay saxiibka cabdi huutu, isku soo wada duubo bakl waaynu egaynaa xinka iyio xumaantu halkaay idin la galaan sheekada aad shegaysaa dhab mahaa waayo aniga laftayada ayaa kulama badan als ameyaay qaybo bulshada ka mida waxanaay isheegeen inanaay diyaar u ahaayn inaay cod siyaan xisbiga kulmiye.
maxamed jaamac
maxamed_jaamac@live.com
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... cleid=9036
Reer kulmiyaa waxaad wadaan lama aqbali karo
Moderator: Moderators
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 264 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 7 Replies
- 642 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 12 Replies
- 1037 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 24 Replies
- 1661 Views
-
Last post by paperino
-
- 100 Replies
- 3822 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 179 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 1988 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 75 Replies
- 2531 Views
-
Last post by Shirib
-
- 6 Replies
- 432 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 51 Replies
- 2223 Views
-
Last post by Hyperactive