Qarax Khasaare geystay oo Caawa Muqdisho ka dhacay
Sunday, July 19, 2009 - 08:48 PM
Listen
Kadib xilliga Salaada Makhrib ayaa la sheegay in Bam gacmeed lagu weeraray qaarka mid ah ciidamada DMG oo ku sugnaa Xaafadda Daba kaaya madoobe ee Degmada Dharkeynley ee Gobalka Banaadir..
Hal ruux ayaa la sheegy in uu dhintay sadax kalena ay daawameen.lama sheegin wax qasaare ah oo soo gaaray askarta la weeraray.
Qaraxa ayaa cabsi gelayay dadka deegaanka.xoogaga Dowladda Soomaaliya ka soo horjeed waxa ay Madaxda Dowladda iyo askarteedaba ku qaadaan weeraro toos ah iyo kuwo dad banba.
Dhinaca kale Gudiga Maaliyadda iyo Hantida Qaranka ee Baarlamaanka ku meelgaarka ah ayaa kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen kadib waxa ay xilki uga qaadeen Gudoomiyihii Gudigaasi Ismaaciil Xasan Jaamac.
Xilka Gudoomiyanimada Gudigga waxaa loo doortay Xildhibaan Jamaac Xasan Ismaaciil.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan madoobe ) wuxuu sheegay in Gudoomiyhii hore xilki gudan waayay.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaan shaqeyn sababtuna wax ay tahay amaan darada Caasimadda waxaana xubnihiisa lagu ilaaliyaa deegaano yar oo Dowladdu ka taliso oo Muqdisho ku yaalla.
XOL
Huge explosion in Mogadishu tonight
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Huge explosion in Mogadishu tonight
Mar mar qaarkood inaan ku gowraco baan damacsanahay.
Why are U happy that other people are getting killed in cities where there are no IIdors?
Why are U happy that other people are getting killed in cities where there are no IIdors?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1040 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 787 Views
-
Last post by Octagon
-
- 44 Replies
- 4983 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 55 Replies
- 5641 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 5 Replies
- 808 Views
-
Last post by MRnutritionist
-
- 9 Replies
- 1290 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 14 Replies
- 1254 Views
-
Last post by Develop