Source:http://www.allidamaale.com/July/Wacyi_Tahriibta.htm
Muunaasibad loo gu hadlayey wacyii Galinta tahribta oo ka dhacaday Garoowe >>>>>
abdirahmaan Mohamed koronto
allidamaale.com-(xafiiska-Somalia-Garoowe)
Isniin 20 Jul 2009
Garoowe-(Allidamaale):-Waxaa maanta magalada garowe lugu qabtay munaasibad looga hadlayey wacyi Gelin kusabsan tahriibata, Siminaarkan ayaa lugu qabtay xaarunta Gobalka nugaal ee magaladan Garowe.
Munaasibtaas ay soo agaasimtay hay'ada maxaaliga ah ee Takulo aya waxa ka hadlay masuulin faraban oo kamid ah Wasiir Kuxiigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Gudoomiyo ku xiigeka Gobolka iyo kuwa kale, Xaaflaadan ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliin ka socdaa xuukumada PL iyo daad ka socdey kamamka qooxotigaka ee kamid tahay Ethiopiaanka ku dhaqaan magaalada iyo dad faarabadan oo aan halkan lugu so koobin kariin.
Munasabadas ayaa waxaa ka halday masuulinta ka socda xuukumada PL ayagoo ku boorinaayaan in ay iska dhaafan tahribka maadaama uu inta badan keeno qasaro naafeed .
isla munaasabadas aya koox fanaanin oo reer PL ah waxay soo bandhigeen ruwaayado iyo heeso looga Wac yi gelinayey dhibaatada ay leedahay Tahriibku.
munaasibada aya waxay kudhamaatay maanta jawii waanaagsan waxaana la filayey in lugu si qabto wacyi Gelintaan dhamaan Magaalooyinka waawayn ee ka tirsaan Dowlada Puntland.
Mahan markii ugu oraysay Oo Wacyi Gelin noocaan Oo kale ah lagu qabto Putntland Taas Oo laga hadlayo dhibaatooyinka Tahriibka Waxaa inta badan Gacan Wayn Ka Geysta NGO iyo Hay,adaha Wacyi Gelintaasi.
They held a similar awareness in Bossaso and i think their doing awareness campaign thru all puntland cities. This is good news to educate the ppl about the dangers of such dangerous voyages. But like i said as long as their exist war in the south and ppl are fleeing hamar, tahrib is going to be issue. As for the Ethiopians siiba oromos. That is something Puntland will need to work out with Ethiopian government on how to combat that.
But all in all this good step forward to solving the dilemma, Puntland have acknowledged their is an issue and now were underway to solve it. Unlike other parts of somalia who don't even care to address the issue.