Mudane C.rashid Xiiris O Galkacyo Booqday

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

guutale
Posts: 81
Joined: Fri Jul 04, 2008 9:57 pm

Mudane C.rashid Xiiris O Galkacyo Booqday

Post by guutale »

Wafdi ka socda dowlada P/land oo kulamo ka wada mag. Gaalkacyo

--------------------------------------------------------------------------------



Magaalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa wafdi ka scoda Xukuumada Puntland.

Wafdigan oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka ee Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ka koobnaa 17-xubnoo oo ka mid ah 19-ka Xubnood ee Dowlada Puntland ugu jira Gobolka mudug,Dhamaantoodna waxa ay ka soo jeedaan Gobolka Mudug.

Wafdigan ayaa waxaa kamid ah Wasiirada Cadaalada,Warfaafinta,Haweenka & Deegaanka, Sidoo kalena waxaa ku jiray wasiiro kuxigeeno, Xildhibaano iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.


Wafdigan ayaa waxa ay kualamo sdabajoog ah laleeyihihiin Maamulka Gbolka waxayna bilaabeen Kulamdii ay laqaadan lahaayeen Bulshada Rayid ka ah.

Shir balaaran oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa ay wafdigu halkaas kula kulmeen dhamaan odayaasha & Cuqaasha gobolka.

Wafdiga ayaa waxa ay odayaasha kala hadleen arimaha amaanka & Hor umarinta maamulka ee Gobolka Mudug.


Shirkan ayaa waxaa ka hadashay inta badan madaxdii gaalkacyo dhawaantan timid.

Ugu horayn waxa ahalkaas ka hadlay Duqa magaalada gaalkacyo Col:-Axmed Cali salaaad ooo soo dhaweyn balaaran u sameeyey wafdiga kuna amaanay imaanshahooda gobolka wuxuuna ka codsaday odayaasha inay dowlada la shaqeeyaan.

Gdoomiyaha Gobolka mudug Col:-cabdinuur Maxamed Diiriye Geesay ayaa asna halkaas ka hadlay wuxuuna ku dheeraaday waxqabadkiisii 10-kii bilood ee uu xafiiska joogay,wuxuuna sheegay in uu wax badan ka badalay Gobolka intii uu xafiiska joogay.


Gudoomiyaha Golaha baarlamaanka ee Puntland oo ah Gudoomiyaha wafdiga Cabdirashiid maxamed Xirsi ayaa asna Micrafoonka lagu soodhaweeyey wuxuuna sheegay in ay Gaalkacyo u yimaadeen Sidii ay wax badan amaanka uga badali lahaayeen aysanna ka laabanayn ilaa ay wax ka badalaana maanka gobolka oo aad u xumaa Beryihii tagay.

Wasiirka Caafimaadka Ee Puntland Dr:-Bashiir Cali Biixi ayaa isna ka hadlay waxqabadka siyaasadeed ee dowlada Puntland wuxuuna sheegay in ay dowladoodu wax badan ka badashay Siyaasadii gudaha & Tii dibada ee Puntland.


Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Warsame Cabdi shirwac (Seefta Banaanka) oo asna shirkaas waqtikooban yga hadlayey ayaa waxa uu sheegay in ay Doonayaan in ay sameeyaan waxqabad dhab ah oo ku saabsan Gobolka mudug wuxuun odayaasha ka codsaday in lala shaqeeyoo si ay wax u qabtaan.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Puntland ayaa Kulankaasi isna ka hadlay wuxuuna sheegay in ay isku dubarideen Ciidankuu amaanka ee Gaalkacyood wuxuuna Bulshada ka codsaday in ay ciidaka lashaqeeyaan.

Gaba gabadii kulankaas ayaa hadalka waxaa lasiiyey odayaasha gobolka mudug si ay aragtidooda uga dhibtaan sugid amaanka ee gobolka Mudug.


Isku soo wada duub oo waxaa lagu balamay in ay kulamadu sii socdaan maamlaha soosocda,Wafdiganna waa wafdigii ugu badnaa oo mudug ka soo jeeda oo Gobolkan yimid tan & Intii la dhisay dowlada Puntland.

Waxayna booqashadoodu ku soo aadaysaa iyadoo ay amni daro balaarani ka jidho gobolka Mudug.
Cabdiqani xayir Sheekh
cqxayir@hotmai;.com
Gaalkacyo (Pl), Somaliya

Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda



:- Dhiibo Fikirkaaga!
81 CommentsAdmin
Log In
Edit My Profile

Moderation
General Settings
Admin Notices

Get this for your site
JS-Kit Blog
JS-Kit on Twitter
Help
Ayaan Ilaahey haidinla garab galo wanaaga aad radineysaan afkaliya lama rabee wax qabadka ka run sheega ,,,Galkacyo waxay u bahan tahay Ciidamo Amaanka suga oon cidkale ku haleyn odey dhaqameedna daadka ha qaado .

wabilahi towfiiq
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Faarax Amaanka magaalada Gaalkacayo waxaa lagu sugi karaa iyadoo leh ciidan tayaysan oo aminga hanan kara iyo dadweynaha magaalada oo gacan buuxda siiya.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Muxiyadiin waabari Amaanka magaalada Gaalkacayo waxaa lagu sugi karaa iyadoo leh ciidan tayaysan oo aminga hanan kara iyo dadweynaha magaalada oo gacan buuxda siiya.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest faroole wax uu meesha ku hayo malan ee anigu waxan kula talin lahaa xilka iska dhiib
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Thursday, July 16, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate mr KAGASHADE KKKKKKKKKK
SOMALIDU WAXAY TIRAAHDAA {MABA DHALANE DHOWTAYSAN OGAA}

ADER SEE KAA TAHAY WELI LAMA KALA GARAN WANAAGA IYO XUMAANTIISA CAYRIN OGIDAA
MISE YEY KULA TAHAY INUU KA FIICANYAHAY 3 MADAXWAYNE EE KA HORAYSAY

{KAFIIRSO INTAADAN FALIN BAA SOMALI HORE TIRI} MARKA ADEER ISKU DAY INAAD KA FIIRSATID HADALKAADA
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Friday, July 17, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest waxaa loobaahanyahay ciidamo reer khalaf iyo reer mahad reer xirsi ookaliya in laga abuuro gaalkacayo sadexdaasaa mj mudug edab uyeelikaro kkkkkkkkk
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate xarakada al shabaabul mujaahidiin waxaan idiin sjheegaynaa in maamulka isku magacaabay Puntland in ay isku soo dhiibaan Xarakada al shabaabul mujaahidiin , dhinaca kale amaanka magaalada waxaa shaqo ku leh beesha sacad saciid maadaama ay awood ku leeyihiin gobolka , dadka reer puntland ah ee minority ka ah Galkacyo waa in ay iska dul qaataan ,
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Friday, July 17, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate WE DON'T WANA ALSHABAAB INSECT KKKKKKKKKKKKKKK
waxaan aad ugu qoslayaa wiilkan yar hankiisa alow ha ku celin ayey habru oronjireen markay arkaan ku yaroo dalanbaabiyaya
aryaahee

sxb waxaan aad ufilayaa inaadan aqoon ulahayn dadka dega mudug iyo gaalkacyo toona
mida kale ma waxay kula tahay hadii ay dhamaan dadka degan gaalkacyo ka guuraan oy banaanaato xitaa alshabaabkaad sheegayso may imankaraan
maxaa yeelay mudug maahan meel dadkeedu ay liitaan amaba aysan aqoon ulahayn ciday wax ka dhigi lahaayeen iyo cidii kale
adeer hada ka hor waxaa dhacday in mudug soo hawaysteen waana la oga wixii ka raacay
kkkkkkkkk
maahi mid ku cabsi galinaya ee waxaan kuu hayaa soo dhawayn wacan oon soo dhawaynayno alshabaab iyo xisbul xasuuq
lkin sidaan yeelo anaa aqaan
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Friday, July 17, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Bahweeynta CALANKA.com oo shalay markeey taariikhdu aheed 7/13/09 aflagaa deeyay madaxweene faroole ee puntland...waxaana kacarooday wadweene farabadan oo reer puntland ah. Calanka.com oo ku adkeestay in uu siiwadi doono aflagaa dada madaxda puntland
Like this comment? [yes] [no] (Score: 2 by 2 votes)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Sheekadii shaleeyto xageebey kudanbeesay....calanka.com VS majeerten.........dagaal waalan aa kakala dhacay labadaan magac shalayto subax.....calanka oo ku,adkeestay in uu iska caabindoona majeerten ayaa noogu wardambeesay xageey Kala joogaan labadaan..
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 2 votes)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate muxiyadiin ISKU DIRI WEYN BAA TAHAY DHILADII KU WASTAY WASE
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 2 votes)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ubax Amaanka magaalada Gaalkacayo waxaa lagu sugi karaa iyadoo leh ciidan tayaysan oo aminga hanan kara iyo dadweynaha magaalada oo gacan buuxda siiya.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS CALANKA.COM.....waxaan leeyahay iyo ninka magaca muxiyadiin wata sharafta u dhoor aqyaarta calanka.com. Anagu hadaan waxkasta sheegno waa isku haleen aan aqyaarta calanka.com uqabno. Ee adigu muxiyadiinoow aflagaadada iyo (abuse ka ) aad nagu caayeeso inta aad E-mail noosoodirto waa maxay eeboow. ......Anyway you don't supost see my E-mail how come you email me you damn mother fucker. Stop abussing people by email. ABGAAL iyo calanka hadaan xataa wax kasheego BECOUSE i get love for them. But you I think you a little Kidd so stop sending me a noncent masseges.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Friday, July 17, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate hanad salaan iyo mahad balaaran oo aan u soo jedinayo bahda calanka.com waxaan talo u soo jeedin lahaa calnaka.com in uu kala sifeeyo comments ay shacabku soo dirayaa si uu ilaasho haybada iyo magaca webka dhanka kale waxaan u shegayaa ninka soo qoray faladan ay kamuuqato wax ma yaaqnimadu iyo aqoon darida ay ku dheehantahay cuqdanku fogaatay shaqsigan soo qoray (infirior complex) oo aan ugu ducayn lahaa in ilahay caafiyo kuna waanin lahaa in uusaan sidii daqsigii meel walba ku dhicin ee uu is ilaasho. wabilaahi tawfiiq
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan Sirdoonka PIS faroole waa madaxweyne madaxdana waligedba waa la maagaa calashan jalasnimo ee kuleylka yareeya bisinkee faroole waxu yahayba waa wax lo jeedo horumarku sameeyeyna dadkiisa iyo dakiisey anfaceysaa marka saxafada xor ka dhiga bisinkee hana ceebeyninee cey cabdulahi yusuf bey wax ka qaadi laheyd hadey cid wax ka qaadeyso
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Ayaan xataa anigii miyaad igu dartayna .....sideebaan ucaayaa xafidulaahu faroole & c/laahi yare. Aniga waxaan rabay in aan wax basaaso...anigii xataa xaajiyo ma,igu dartay..
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate salahvich kudayo puntland kudayo meelay nabad buuxdo taal
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest ayaan faroole waa hurdaa aad iyo aaad walaal sida dhaqsaha badan haduu xilka iska wareejin howdiisa ayaa la qaadyaa sow waxaad garateen maah shacabka ku xiran calanka
maaha
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan Sirdoonka pis waar mj ila shaley dagal ba,an bey wadeen reerku ilbaxba ma aha kkkkkkkk cey yey wax ka dhintaa belo
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan Bal eeg burtinle iyo mudug bal eeg boocame iyo sool bal eeg baran iyo sanaag bal eeg bari iyo nugaal sidey bilicdooda tahay ,,,,,,,ku dayo puntland ku dayo sidey bulshadeda tahay ku baro puntld ku baro meley nabad buuxdo taal ,,,,,, bal daya Dalka baaxada leh bal eeg badaha isku xira hadana bariga isku udgoon bal eeg bidix iyo midig bal eeg quruxdiisa badan ,,,,kudayo puntland ku dayo ku baro puntland ku baro
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate puntland boy a/c war dhalin yaro waa ceeb wax laga soo gudbay lagama dabo hadlo
masuulkasta waa lacayaa anagana markaas waan ka hadalay .
marka calanka puntland wax kama sheego inta badan dee qofka bila,aadamkaa waa qaldami karaa lakiin haka bad badina .
tan lanbaad hadyy ay cid caydo waxaa caytma www.dayniile.com iyo waagacusub.com wa ku waas lahadla lakiin calanka hala dhaafo waxa uu ka mid yahay wabsite yada somalida kuwo uga sharaftabadan ugu wararka fiican badanaana been masheegaan marka asxaabta halays dajiyo dadka yaan la xag xagan dumuquraadiyada waa qofkasta hadalkiisa xor buu u yahay madaxda aduunka wasakh ama xaar ama kaadi baa lagu seershaa mana caytamaan kkkkkkkkk waa ina kaftamayaa viva puntland wabka noo daaya calanka halkaa ka wada shaqada
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Ayaanee Qoftii shalay dagaalameesay adi muu ahaa ilaahay kacabo oo magaca ayaan wadatay......
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan Sirdoonpis warr ya ha i jaajuusin najis kkkkkkkkkkkk dad la dhaqanka wanajiya hadaad reer pun tihiin kkkkkkk
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest raxma mj ,,,,walayal waxan layabay calanka waxay ahayd web cayda iska ilaasha lakin wayadan danbe waxad moda inu kusocdo webabka canka ku noqday cayda iyo beenta
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan puntland boy dayniile iyo waagacusub toona xoolaheenama cumnin lakiin calanka means Agbaalse nama ceyn karo waayo waa ciirteyda dhame kkkkkkkkkkk nin ciirteyda cabeyna ima cayn karo hehehe waagacusubse fanbadeydaan siiya baraxley ugu geeyaa kkkkkkkkk wara intas waa kaftan ee kaftanka ha iga xirina
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS CALANKA.com hala cafiyo qoraalkii shaleeto wuuka saaray walaahi....waa rag rag dhalay......laakiin cida laftigeeda qaylada hadhaafto waligay Saan ayagoo uqeeliyey ma,arkin walaahi anigii baa yaabay....qoftoo magaca ayaan wadatay oo fuurtaybo
Like this comment? [yes] [no] (Score: 1 by 1 vote)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest maansha allaah sxb puntland siday wax usoo ban dhi gayso waxay ila tahay inay hormar sa gaarayso insha allaah puntland hanoo laato
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate puntland boy AYAAN ABGAAL cuno aan siinay ma ogi lakiin maxaad ka wada xaga jagooyin ka waa isku dhiibanaa MJ abgaal maxaa ka dhaxeeyo horta taas iga jaahil bixiya kkkk kolay waxbaa idinka dhaxeeyee ma reer habar duugaag aa isla tihiin kkkkkkkkk kaftanka yaan laga xanaaqin asxaabta
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate galkacyoboy war gaalkacyo ka hadla meeshu paltalk maahee....
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Ayaanee waxaan kuu sheegaa mj waligeed aa laceenjiray hada maxaa isbadaley walaashiis....waa su,aal,,,,,,,,, dadkaan yeey xanaaqinee dad alloow waa isla inagii yaa.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate sharmaake maansha allaah dowlad majidho puntland lamida waa dowlad lala cajabay waxaan usoo jeedin lahaa dadka puntland inaysan kudayan koonfurta wadanka soomlaiya ooeey dhalin yaradeeda eeysan waxaasoo kale kukicin waa arinlaga xumaado waxa koonfurta kadhacay
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan galkacyoboy Galkacyo waan la taliney hadey wax maqlayaan Amaanka ciidan suga hala sameeyo xita waxi qarasha qurbojoogteena bixineysa tas maxad ka tiri manta dhan galkacyo man wadeynaa nada aan kanafisnee lol
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Sharmaake. Koonfur abgaal kaliya nooga soobixi ileen waa dad xalaal ahee. Markaas kutuf Koonfurta hadaad rabtid.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate puntland boy ayaan lacag la,aan ma jirto meesha lacag waa buuxdaa ee vwaxaa loo bahan yahay caqliga inuu shaqeeyo danta gaar ka ah tan guud laga horumariya oo qabiilka qaranka laga horumariya .
oo caqliga saliimka ah shaqeeyo lakiin waxaa la joogaa qarnigii 21 aad aduunka xagee marayaa qaraxda africa ay yurub rabtaa hada korontada ama energy inay ka dhaliyaan .
anagana waxaa loo bahan yahay inaan aduunka la jaan qaadno.
waxaa lagu horumaraa ama lagu dib dhacaa waa dhalin yarada waxaa wadan ku u harayaa waa dhalin yarada .
marka sii aan heer u garno dhalin yaradana wax habartaan dadta guudna aan ka shaqayno.
markaa wax walba waa hagayaan qofkastana barwaaqo gurigiisa ugu imanaysaa waxaana noqonaynaa hodon
ala maxaa taliyey hadii layla tashanaayo maxaa talo hayaa walee hadii layla tashanayo ama dhalin yarada sidayda u wada fakarayso mandaqadaan hodan bay noqon lahayd lakiin dadka waxaa ku badan ma fakarayasha war hala dadaalo somali weyna aan raadino oo dabka ka baxaya wadankeena intiisa kale aan damino
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate galkacyoboy ayaanay adeer c/laahi waa nasanayaa, reer mudugna waa jaf jafnayaan 2012 puntland iyo somalia waa kusoo noqonaynaa..........somalidu wey ogtahay runti.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Waan gaaray waxaan rabay .......puntland boy saxiib walaahay caqli aa laqarxi rabtaa waan kuujeedaa. Meel dheer aad gaaresaa walaahi .....waa hadaad da,daada dhalinyartahay
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan galkacyo boy kkkkkkkkkkkkkkkkkk rajo weynaa bal weynu arki Sheekh Cabdulaahi xafidahulaah ilaah janadi hageeyo mj isaga magac u yeeley
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate bad maceeye gaalkacyo c/laahi sisaasad waa uga dhmaatay waa hurudaa wake up sxb maxaa ka hadlaysaa goormaa seextay .
c/lahi puntland iyo somaliba waa uga dhmatay tankale c/laahi horumarka uu puntland keenay maxuu yahay waxaaba laga soo kabsan layahay dibu dhacii uu keenaye warkaas warkiisa naga dhaafa sartaas ayadaanba gaarayn 2012 haduuba kici layahay sasadiina waa ku fashilmay naga dhaaf kaa hadalkiisa
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Dadkaan caaytamaayo maxaa waaye.....war waamaxay dee kaadaan iscaayaayo adeer xataa anigii miyaa cabdulaahi aa iga horeenaayo Then sirdoonka is secound
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate puntland by walaalyaal ceeb waaye in wax walba lagu hadlo meesha mahan meel lagu caytamo waa wabsite kunaan qof akhrisanayaan marka xishmada hala ilaasho hadii aad hadlaysid wax fiican ku hadal hadii kalana iska aamus ilahay baa saas nafaraye .
sirdoonkapis sxb thx kkkkkkk aniga nin dhalin yaro ah baan ahay i m yrs old walaahi sxb waa mahsantahay sxb
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan Rasuulka ino daya xafidahulaah Cabdulaahi Yusuf Axmed Ilaaha Abuurtey ba doortey janadiisa haku waariyo aduun iyo aakhiraba inta caayeysana Ilaah baa ka jizeyn gacanteydase hadey ku gaari karto waan kugu shahiidi lahamanta
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Ayaan puntland boy iyo Sirdoonka waar bela na so weerartey waa xay duulkan ceytamaya kkkkkkkkkkkkkk belo
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate SirdoonkaPIS Ayaanee ma,aqaan meesha weyxumaatay ee isoo E-mailgaree ...punt.land@yahoo.com talk to you later byy all
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest walaalayaal somalia waa somalia waxkala kaxayn karana maleh
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate marti buuqland xaalkeedu aad buu u degen yahay sharaf
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Abdishakur Horta marka hore waxan salamaya wariye c.Qani xayir k.K.K tan kale faroole inu stupid yahay ya diidan o qabyaladayste yahay waxu hormariyay bari iyo nugal lakin mudug waxba kama qaban mudugna uma baahna puntland na maba nihin adeer
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Guest viva galkacyo
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Tuesday, July 14, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Kafiya Masha Alaah Puntland heer bee gaartay , waxana heerkaas gaarsiiyay dadkeeda uu aabaha u yahay Alla maqaadihii Abdulahi Yusuf ahaa. nolow Cimri dheer cibado suuban Allaha haku siiyo.. Puntland waxay gaartay in Villa somalia ay kataliso oo ay cadowgeeda ciribtirto ilaa xad.... Puntland waxay horumar ku gaartay dadkeeda caqliga leh.... Masha Allah!
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate qaadiriya waa su aalle yaa u naxriis badan shacabka dawladii hore waa tii mudane c/laahi iyo tan cusub wa shariife teese daacad u dhawayd iyo hal mawqif adoo dib u eegin hadaladii mudane yuuusuf iyo mudane shariif
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate Sir-maqabe Ummadda soomaaliyeey waxaan in wixii gar dheer leh leyska qabto oo sillac loo dilo, waxey ku qaraabanaayaan waa qalad oo sunnadii nabiga ayey been ka sheegayaan, garka la deysto waa sunno, balse iyaga ummadda ayey ku qaldayaan, oo waxey isku ekeysiinaayaan ISLAAM.
marka inte qadiyadaan ka dhamaneyso waxaan shacabka kula talin lahaa iney garka iska xiiraan si loo fahmo shayaadiinta Al-shabaab loona baabi'iyo.
Like this comment? [yes] [no] (Score: 0 by 0)Community assigned karma score: 0 by 0Wednesday, July 15, 2009 – Flag – Reply – Delete – Edit – Moderate
< Prev12Next >
Leave a comment@Controls(Powered by JS-Kit)

Leave a comment as:
GuestNew JS-Kit profileExisting JS-Kit profileExisting Haloscan profileUsing OpenIDUsing Blogspot URLConnect with Facebook accountConnect with Yahoo accountConnect with Google Friend ConnectConnect with Twitter account[logout]Nickname (required):

URL:

Send replies to email:
(if provided, email will not be displayed or shared)

Avatars management:
No avatars uploaded
Upload new avatar:


Add pictures

Upload new image (up to 10 megabytes):
Social Networking by


--------------------------------------------------------------------------------

La Xiriir
Xafiiska Calanka.com Ee Magaalada Muqdisho

Xafiiska Calanka.com Ee Dibadda (Scandinavia)
Ku Laabo Bogga Hore







--------------------------------------------------------------------------------
SOS-barnebyer gir foreldreløse og forsømte barn en familie og et trygt hjem i en SOS-barneby. Vi forebygger foreldreløshet ved å styrke utsatte familier og bidra til lokalsamfunnets utvikling.--> • Clean Windows XP • Fix Windows XP in Minutes! • Windows XP Clean - Free Download www.PcErrorCleaner.com Mexican Caribbean Package Tulum,Cozumel, Cancun, Chichen-Itza History, Religion, Music, and food www.AlaskaLatinTours.com/maya
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”