Source:http://nugaalmedia.com/news.php?readmore=495
Salaadiinta, Xildhibaanada iyo Nabadoonada ka soo jeeda Beesha harti Daarood oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho (Warsaxafadeed) Daawo Sawiro
21-07-2009
Nugaalmedia:(Muqdisho) Salaadiinta, Xildhibaanada iyo Nabadoonada ka soo jeeda Beesha harti Daarood oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho (Warsaxafadeed) Waxaa Central Hotel ee magaalada Muqdishu ku yeeshay kulan aad u balaaran Saladiinta,Xildhibaanada iyo Nabadoonada Beesha Harti Daarood , Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii ay beesha wadajir ay ku noqon lahayd.
Kulankan ayaa waxaa si weyn loogu lafaguray arimo farabadan oo dhinaca danaha Beesha Harti Daarood ka tarjumayay mas`uuliyiintii kulankan ka soo qeybgalay ayaa waxa ay si saraaxad leh uga arinsadeen qodobo dhowr ah oo xal u noqon kara wadajirka iyo wanaagga guud ahaan Beesha Harti Daarood meel kasta oo ay dunidda ka joogaan waxaana kulankan qodobada ka soo baxay ka mid ahaa :-
Þ In la sameeyo guddi Harti daarood oo looga danbeeyo Talada Reerka.
Þ In Beesha Harti Daarood ay bishiiba mar kulan yeelato .
Þ In Beesha Harti Daarood ay samaysato Sanduuq dhaqaale.
Þ In la sameeyo guddi Harti daarood oo looga danbeeyo Talada Reerka.
Þ In Xildhibaanada Beesha Harti ay ka shaqeeyaan isku xirka guud ee danta ummadda ay wakiilka ka yahiin iyo midnimada xildhibaanada Beesha Daarood.
Þ In leyska Ilaaliyo in Beesha dhexdeeda mucaarad ka dhasha si aan looga faaideysan .
Þ In Xildhibaanada ka soo qeybgalay shirka loo xilsaaro xiriirka odayaasha iyo Dowladda, Dowladana ay u tixgeliso beesha Xildhibaanadooda .
Þ In gabdhaha Beesha Harti Talada reerka wax laga siiyo iyo guddigaba.
KA QEYBGALAYAASHA
1- Suldaan Raage Sheekh Maxamuud
2- Garaad Cali Axmed Aar
3- Suldaan C/qaadir Suldaan Salaad Cali
4- Xildhibaan C/rashiid Maxamed Dirir
5- Xildhibaan Xaaji Cabdi Maxamed
6- Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi
7- Suldaan Bashiir Cabdi Maxamed (Garas)
8- C/salaam Xersi Cali (Qonof)
9- C/qaadir Maxamed Ciise (Afgub)
10- Xoosh Cabdulle Xasan
11- Ceydiid Suleyman Xaashi
12- Cumar Cali Yuusuf
13- Ilyaas Cabdi Muuse
14- Cabdi Shirwac Mire (Jeyte)
15- Maxamuud Khaliif Ibraahim
16- Faarax Cismaan Jibriil
17- Gaas Ismaaciil Axmed
18- Ibraahim Guure
Guud ahaan shirkan ayaa wuxuu ku soo idlaaday jawi aad u qurux badan iyadoo Salaadiinta ,Xildhibaanada iyo Nabadoonada Beesha Harti Daarood ee kulankan ka qeybgalay si weyn ugu ammaanay Suldaan Raage Sheekh Maxamuud sida weyn uu ugu qeybqaatay isku xirka iyo qaabeynta kulamadan Beesha Harti Daarood ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Southern Hartis Hold A Conference In Hamar On Policies
Moderator: Moderators
Southern Hartis Hold A Conference In Hamar On Policies
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Southern Hartis Hold A Conference In Hamar On Policies
Translation Cumar Warsangelis
-
Sulemaan_dudun
- Posts: 106
- Joined: Fri Apr 10, 2009 12:32 pm
Re: Southern Hartis Hold A Conference In Hamar On Policies
oldenglish wrote:Translation Cumar Warsangelis
adiga somali ow dhan waxa mooda warsangali LOlz
markan soo galay topican u soo dhigay usman ow aan arkay magaaca as last person to submit waan isga oga in dhahayso warsangali lee ka dego south somali hartiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 880 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 42 Replies
- 3076 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 703 Views
-
Last post by maybe
-
- 0 Replies
- 498 Views
-
Last post by usman-84
-
- 0 Replies
- 780 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 2 Replies
- 700 Views
-
Last post by zingii
-
- 6 Replies
- 3445 Views
-
Last post by Highland
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 12 Replies
- 1159 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 24 Replies
- 2071 Views
-
Last post by quark
