With the help of Almighty Allah I will destroy the al kalaab congregation in here , but it will be at times "very bloody"
The enemy my dear brothers and sisters is hiding within the populus , so we will have to take them on in their neighbourhood .
Marka qabyaalad ba iman doonta iyo cay , laakin shicib ka waxaynu ka codsanayna in ciidamada nabadsugida qaranka ku shuqul leh ay la garab qaadan hawlaha , ka na foojignaadan khiiyamaha iyo been abuurka u sal iyo astaan ba ah cadowga shacabka somaliyeed ee argagaxiso , qarax ,dhiig iyo dhimasho , daw siyasadeed ka dhigtay .
Allahu Akbar , qaldaanti asalka ahayd baa Xamar timi e , wax inaga xumaan maayan

