



Moderators: Moderators, Junior Moderators
Boorama = dhul durdur ahKeyse_0208 wrote:awale, dhareerkan iyo waxan aad sheegaysid anuu ma garanayee, Boromo micnaheeda adigu maad noo sheegtid oo aad tidhaahdid Keysow waad khaldantahay.. laakin adigibii sida hablaha yar yar Muran igu bilaabay, anigoo islahaa dadka meesha jooga wax u sheeg oo wax ku soo kordhi