Breaking News: Hargeisa on Full Red Alert!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

reer_boqor
Posts: 132
Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am

Breaking News: Hargeisa on Full Red Alert!!!

Post by reer_boqor »

{Hargeisa} 22-07-09"Hargeisa oo ay isku gadaameen askar iyo Booliska oo Gacanta ku Dhigay labo nin oo looga shakisan yahay inay Xidhiidh la leeyihin Kooxaha ka Dagaalamaya Koonfurta Somaliya gaar ahaan koooxda Al-shabaab.

Raggan ayaa lagu Qabtay meel u dhaw Madaarka Hargeysa iyagoo Maraya. .

Labadan nin, ayaa la geeyey Xarunta CID-da, halkaas oo baadhitaan la xidhiidha shakiga laga qabo ay ka wadaan hawl-wadeenada booliisku. Ilaa hadda ma jiro war laga soo saaray xadhiga nimmankan la tuhunsanyahay. .

Haseyeeshee Taliyaha Ciidammada Booliiska maamulka hargeisa Maxamed Saqadhi Dubad ayaa qirey inay jiraan dad ay qab qabteen ciidammada boolisku, balse ka gaabsaday inuu wax tafaasiil oo dheeraad ah ka bixiyo waxa ay yihiin dadkaasi. .

Ciidammada ammaanka, ayaa labadii habeen ee ka horreysey qabashada labadan nin ku jirey heegan aad u sareeya oo ay baadhitaano xoog leh ka wadeen gaadiidka dhexmara wadooyinka badhtanaha Hargeysa, .
reer_boqor
Posts: 132
Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am

Re: Breaking News: Hargeisa on Full Red Alert!!!

Post by reer_boqor »

Al Shabaab is encroaching on S/Land capital.........could they set off a wave suicide bombings?
Affect the coming elections of September 2009.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”