Page 1 of 1

Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Wed Jul 22, 2009 10:22 pm
by zingii
Image

:lol: :lol: oo maxaa u diiday inay kuwa madax madow sideeda oo kale inay kanuugto caano? :lol: :lol: :lol:

Re: Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Thu Jul 23, 2009 1:36 am
by Shirwac_1
Adiga ma'aragtey waligaa dameer dameerad riixaayo? :lol: Habartey alaha iga khaado diimahuu uga badaley maatirahdaaye dhiig uu uga keeney sxbkey :lol:

Re: Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Thu Jul 23, 2009 1:52 am
by zingii
Ma dameerada ayaad wadi jirtay adigu mise dameero baad ku dhex nooleed? :mrgreen:

Re: Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Thu Jul 23, 2009 2:01 am
by Shirwac_1
Maa wadi jirtey maatirahdaaye, intaan busbaas dabada kamariyo ayaan wadada kudhex marijirey doing 80 m/h u feel me :lol:

Re: Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Thu Jul 23, 2009 2:05 am
by zingii
Even horses dont go that fast. :mrgreen:

Re: Wali ma aragtay ri iyo lax is-nuugaya?

Posted: Thu Jul 23, 2009 2:06 am
by zingii
But the think about this picture is there is actually sheeps around but chose the goat to suck on. :|