xisbul islam joining alshabaab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

xisbul islam joining alshabaab

Post by AhlulbaytSoldier »

Sheekh Xasan Dahir oo Khudbad uu kaga hadlay midowga Ururkiisa iyo Alshabaab ka jeediyay Masjid ku yaal Suuqa Bakaaraha

Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys oo khudbad ka jeediyay Masjidka Abuu-Hureyra ee ku yaal Suuqa Bakaaraha ayaa salaadii jimcaha kadib ka sheegay inuu jiro qorshayaal ku aadan sidii ay u midoobi lahaayeen ururkiisa iyo Xarakada Alshabaab.

Sheekh Aweys ayaa beeniyay wararka ku saabsan inuu jiro khilaaf u dhaxeeyay Xisbul Islaam iyo Shabab, kaasoo salka ku haya arrimo ku aadan dagaalka iyo la wareegistii Labadii nin ee Faransiiska.

"Waxaa jira isku dayo ku aadan sidii loo mideyn lahaa Mujaahidiinta, hal meelna looga soo wada jeesan lahaa"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys oo cadeeyay in isku dayga socda uu yahay sidii ay Midow u noqon lahaayeen iyaga iyo Shabaab.

Mar uu ka hadlay dagaalada socda ayaa ku tilmaamay kuwo si xaq u socda oo aanu marna istaagi doonin, isagoo intaa ku daraya in hada tahay guushu mid gabo gabo ku dhow sida uu hadalka u dhigay.

Khudbada Sheekh Xasan Dahir oo aheyd mid siyaasadeysan ayaan la ogeyn halka ay ku biya shuban doonto,iyadoo la ogsoon yahay in xiriir aan qoto dheereyn inuu ka dhaxeeyo Xisbul Islaam iyo Shabaab oo hada ku mideysan dagaalada ka socda Muqdisho.

Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com


When u hear this talk about uniting the two camps,it means that the weaker group fully joins the stronger group,alshabaab always said they will not recognize xisbul islam or any other group.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: xisbul islam joining alshabaab

Post by AbdiWahab252 »

:lol: :lol: :lol:

ImamHutuKing,

A great move. Let the fitna begin :up:
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: xisbul islam joining alshabaab

Post by nomadicwarlord »

That's even better, the TFG and its allies don't have to bomb two places now, just one. :lol: :lol: :lol:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: xisbul islam joining alshabaab

Post by zingii »

How does one become Imam on S-Net? :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”