Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
The pics are coming soon...
Suuq Cusub oo Laga Furey Burco
K/simaha Duqa Magaalada Burco, Ahna Gudoomiye-Xigeenka Golaha Deegaanka Axmed Cabdi Jaamac (Falaay) ayaa maanta xadhiga ka jaray suuq cusub oo dhismihiisa laga hir geliyey Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.
Suuqaasi cusub oo ah Sariibad ka kooban ilaa iyo sadex qaybood oo calculus oo ay ku dhex ganacsan karaan ilaa iyo 300 Qof, waxaa loogu magac daray Guryo-Samo, kaasi oo ay koox ganacsato madax banaani ka hir geliyeen Xaafada Shiikh Bashiir ee Magaalada Burco.
Munaasibadii xadhiga laga jarayey suuqan oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan dad rayida oo lagu qabtay gudaha xaruntan ayaa waxaa uu Kuxigeenka Duqani kaga dhawaaqay inuu suuqani noqon doono mid baahi cusub ka furtay dadweynaha adeega ka suqaya Dawlada Hoose ee Magaalada Burco.
Kuxigeenkani Dawlada waxa uu xusay inay soo dhoweynayaan suuqan, isla markaana soo kor dhindoonaan waxqabad cusub iyo dhakhli hor leh, isla markaana ay ka qayb dhigi doonaan suuqyada kale ee ay maamulaan Dawlada Hoose gaar ahaan amaanka iyo adeega kale ee la siiyo suuqyada Magaalada kaasi oo halkaasi kaga dhawaaqay inay taageerada ugu horeysa ee ay fidyaan ay tahay Haamaha Qashinka
Suuqan oo laga furey xaafad 5km, u jirta gudaha Magaalada oo ay dhistay Shirkad Wadaniya oo loo yaqaano Barako, ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa 300 Qol, oo isugu jira Dukaano, Bakhaaro, iyo Kawaano Hilibka, kaasi oo ku fadhiya bed dhan 864m2.
C/laahi Daahir Jaamac ( C/laahi Baashe) oo u hadlay Mulkiilayaasha suuqaasi ayaa waxaa uu daboolka ka qaaday mar uu ka hadlayey furitaankan in suuqan oo ay ku baxday furitaankan lacag dhan $ 100,000 Dollor uuna dhismihiisa socday muddo 6 Bilooda kaasi oo ujeedada ka danbaysa ay tahay ka dib markay iskaashatada dhistay ay u muuqatay baahida ay u qabaan dadweynaha Xaafadan adeega suuqan ay go’aan sadeen inay uga gaa’iidaystaan.
Afhayeenka Iskaashatadan waxaa uu cadeeyey in uu dadka ku dhex ganacsan doona suuqan loogu balan qaaday muddo bila oo aan lacag lahayn isla, markaana looga kireyn doona si macquula.
Sidoo kalen Xildhibaan Caydiid Cabdi Kayd oo ka mida Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa isaguna suuqan ku tilmaamay astaan horumara oo horey loo qaaday, waxaanu ugu baaqay ganacsatada isu tagaan muruqooda oo ay hantidooda geliyaan dalka, iyada oo martida kale furitaankaas ka hadashay ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame iyo Maxamuud Aadan Dheri.
Suuqan cusub ayaa waxaa uu noqon doonaa suuquu shanaad ee laga hir geliyo Magaalada Burco, iyada oo suuqyada kale ay gacan ta ku hayso Dawlada Hoose ee Magaalada Burco
Reported By: Yusuf Ibraahim Warsame
Ilka Case, Burco
By Email: xagaa67@hotmail.com

Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Now Habar Jeclo' Controls 4 out of 5 suuqs in Burco..
Suuqa weyn ee Central Burco-= Isaaq
Suuqa Gaaha = Xaafada Faarax oomar= Habar Jeclo
Suuqa Tiwali = Xaafada Octoobar = Habar Jeclo
Suuqa Dhagaxdheer = Xaafada Maxadka = Habar Jeclo
Suuqa Cusub ee Guryo-Samo = Xaafada Sheikh Bashiir = Habar Jeclo
Suuqa weyn ee Central Burco-= Isaaq
Suuqa Gaaha = Xaafada Faarax oomar= Habar Jeclo
Suuqa Tiwali = Xaafada Octoobar = Habar Jeclo
Suuqa Dhagaxdheer = Xaafada Maxadka = Habar Jeclo
Suuqa Cusub ee Guryo-Samo = Xaafada Sheikh Bashiir = Habar Jeclo
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Never knew Habar Jeclo were from burco..are you sure..
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
They are not, Habar Jeclo is just on Transit on their way to Hargeisa and Galbeed 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
^
By 2012 Hargeisa is ours walahi, the amount of reer baadiye reer daahirs iyo axmed faaraxs i've seen in Hargeisa was such a shock. Weey soo bateen walahi.
Black adams need to get a move on.

By 2012 Hargeisa is ours walahi, the amount of reer baadiye reer daahirs iyo axmed faaraxs i've seen in Hargeisa was such a shock. Weey soo bateen walahi.
Black adams need to get a move on.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Mudane Cali Gaab Inaderkiis wlc back.... Horta warka na sii, How long were you in Hargeisa, and how is the HJ Population in Hargeisa?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
I was in Hargeisa for only the 1st 4 days. Xaafada Jigjiga ayaan joogeey, this area alone had quite a significant amount of Hj's. Alot of the taxi drivers are Axmed Faaraxs. I bumped into an Arap dude from Northolt West London, i used to go to the same college as his younger brother. He even pointed out to me the high numbers of newly settled HJ's in Hargeisa.
I cant put a number on it but i'm quite positive that if i would have stayed longer and travelled around the city i would have come across many more.
Apparently they tend to settle in the Sacad Muuse degaans.
I cant put a number on it but i'm quite positive that if i would have stayed longer and travelled around the city i would have come across many more.
Apparently they tend to settle in the Sacad Muuse degaans.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Obviously the HJ dont want to settle in the Ghetto's of Hargeisa, we want to settle in the posh areasCali_Gaab wrote:I was in Hargeisa for only the 1st 4 days. Xaafada Jigjiga ayaan joogeey, this area alone had quite a significant amount of Hj's. Alot of the taxi drivers are Axmed Faaraxs. I bumped into an Arap dude from Northolt West London, i used to go to the same college as his younger brother. He even pointed out to me the high numbers of newly settled HJ's in Hargeisa.
I cant put a number on it but i'm quite positive that if i would have stayed longer and travelled around the city i would have come across many more.
Apparently they tend to settle in the Sacad Muuse degaans.

Cali your right all the Taxi drivers are Axmed Faraxs ive got cousins who is reer Beenin and they all truck drivers and Taxi drivers... In hargeisa there is a Taxi point Called Istaanka Reer Beenin...
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Let me correct u sxbLiQaaye_TDH wrote:Now Habar Jeclo' Controls 4 out of 5 suuqs in Burco..
Suuqa weyn ee Central Burco-= Isaaq
Suuqa Gaaha = Xaafada Faarax oomar= Habar Jeclo
Suuqa Tiwali = Xaafada Octoobar = Habar Jeclo
Suuqa Dhagaxdheer = Xaafada Maxadka = Habar Jeclo
Suuqa Cusub ee Guryo-Samo = Xaafada Sheikh Bashiir = Habar Jeclo
Suuqa Tawali wuxuu ku yaalaa Xaafadda Tawali
Tawali waa Xaafad
October na waa xaafad
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Gashaanle... So the whole area is called Tiwali? i thought Tiwali was Part of Octoobar?
I know Octoobar must be the Biggest Xaafad in the whole of Burco, if not Hodan Qaylo is...
I know Octoobar must be the Biggest Xaafad in the whole of Burco, if not Hodan Qaylo is...
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Sxb Xaafadda October ayaa ugu weyn, sidoo kale Xaafadda Hodan qaylo way weyn tahay iyana
Tawali Xaafad yar Maaha laakiin labadan aynu soo sheegnay way ka yar tahay xoogaa
Sxb Tawali waa meel Magac weyn leh waxaa ku Yaala Schoolkii sheikh ibrahim iyo weliba degsi sare 2003 la dhisay
Waxa ku Yaala Garoonka caanka ah ee Alamzay Stadium Waana Meel aad u Dhismaysay Sanadihii u danbeeyay
Tawali waxa Kaloo loo yaqaanaa Xaafadda ..Sheikh Ibrahim
Tawali Xaafad yar Maaha laakiin labadan aynu soo sheegnay way ka yar tahay xoogaa
Sxb Tawali waa meel Magac weyn leh waxaa ku Yaala Schoolkii sheikh ibrahim iyo weliba degsi sare 2003 la dhisay
Waxa ku Yaala Garoonka caanka ah ee Alamzay Stadium Waana Meel aad u Dhismaysay Sanadihii u danbeeyay
Tawali waxa Kaloo loo yaqaanaa Xaafadda ..Sheikh Ibrahim
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Gashaanle inader waxaan ku weydiiyay, miyaano Schoolka Tiwali ee weyni ahayn Schoolka Sheikh Bashir? ma Sheikh Ibraahim aya la Yidhaaha?Gaashaanle_87 wrote:Sxb Xaafadda October ayaa ugu weyn, sidoo kale Xaafadda Hodan qaylo way weyn tahay iyana
Tawali Xaafad yar Maaha laakiin labadan aynu soo sheegnay way ka yar tahay xoogaa
Sxb Tawali waa meel Magac weyn leh waxaa ku Yaala Schoolkii sheikh ibrahim iyo weliba degsi sare 2003 la dhisay
Waxa ku Yaala Garoonka caanka ah ee Alamzay Stadium Waana Meel aad u Dhismaysay Sanadihii u danbeeyay
Tawali waxa Kaloo loo yaqaanaa Xaafadda ..Sheikh Ibrahim
Mida kale... Burco football stadium waxu ku Yaala Xaafada Baarsiigo ee Maha Tiwali, inkasto ay tiwali iyo Baarsiigo isko yaalan..
Schoolada ugu waaweyn BUrco horta magacyadood?
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Maya sxb Schoolka sheikh Bashir wuxuu ku Yaalaa Jee;ka weyn ee Burco Dabadiisa Waa wadada Berbera Looga sii baxoLiQaaye_TDH wrote:Gashaanle inader waxaan ku weydiiyay, miyaano Schoolka Tiwali ee weyni ahayn Schoolka Sheikh Bashir? ma Sheikh Ibraahim aya la Yidhaaha?Gaashaanle_87 wrote:Sxb Xaafadda October ayaa ugu weyn, sidoo kale Xaafadda Hodan qaylo way weyn tahay iyana
Tawali Xaafad yar Maaha laakiin labadan aynu soo sheegnay way ka yar tahay xoogaa
Sxb Tawali waa meel Magac weyn leh waxaa ku Yaala Schoolkii sheikh ibrahim iyo weliba degsi sare 2003 la dhisay
Waxa ku Yaala Garoonka caanka ah ee Alamzay Stadium Waana Meel aad u Dhismaysay Sanadihii u danbeeyay
Tawali waxa Kaloo loo yaqaanaa Xaafadda ..Sheikh Ibrahim
Mida kale... Burco football stadium waxu ku Yaala Xaafada Baarsiigo ee Maha Tiwali, inkasto ay tiwali iyo Baarsiigo isko yaalan..
Schoolada ugu waaweyn BUrco horta magacyadood?
Tawali waxaa ku yaala schoolka Sheikh Ibraahim
Alamzay Stadium wuxuu ku yaal Halka ay iska soo Galaan Xaafadda Baarsiigo iy Xaafadda Tawali
School- lada ugu waaweyn Magaalada Burco waa
-Schoolka Machadka weyn ee loo yaqaano Jamaal Abdi Naasir waxaa dhistay Dawladda Masar berigii Dawladdii Kacaanka
-Schoolka Maxamuud Axmedd Cali Wuxuu u dhawyahay Dhakhtarka weyn ee Burco
-Schoolka Sheikh Ibrahim Wuxuu ku yaalaa Xaafadda Tawali. wuxuuna leeyahay dugsi sare iyo mid shexe
-Schoolka Sheikh Yuusuf Kaynuun Wuxuu u dhawyahay Airportka weyn ee Burco
-Schoolka Abdilahi Bini cabaas wuxuu ku yaalaa Xaafadda Baarsiigo
-Schoolka geeska Africa schoolkan halkuu ku yaalay iminka ma xasuusni
-schoolka qasabka wuxuu ku yaalaa Xaafadda Qasabka
-Schoolka Togdheer wuxuu ku yaalaa dhinaca Galbeedka
-Schoolka SIIDA wuxuu ku yaalaa dhinaca Bariga ee Dhakhtarka weyn
-Schoolka Abdallah nuuri Waa kaan dhigan Jiray wuxuu ku Yaalaa Xaafadda Xudun
Intaas ayaan Schoolada dawladda ka xusuustaa laakiin way badnaayeen, waxaa kaloo jira Schoolada goonida loo leeyahay
oo aanay dawladu xukumin oo iyaguna badan waa Private School
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Gashaanle Thank you very much...
waxaan ku weydiiyay ka Qasabka Ku ma Waxa la Yidhaaha Schoolka 21 november? wax sidaasa?
mida kale, Xaafad Xudun xagey ku taala?
waxaan ku weydiiyay ka Qasabka Ku ma Waxa la Yidhaaha Schoolka 21 november? wax sidaasa?
mida kale, Xaafad Xudun xagey ku taala?
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Suuq Cusub oo Laga Furay Xaafada Sheikh Bashiir ee Burco
Maya sxb qasabka waa Schoolka qasabka uunLiQaaye_TDH wrote:Gashaanle Thank you very much...
waxaan ku weydiiyay ka Qasabka Ku ma Waxa la Yidhaaha Schoolka 21 november? wax sidaasa?
mida kale, Xaafad Xudun xagey ku taala?
Malaa waxaad u jeeda School-kii 15th MAY oo weli aan la dhisin oo sidii dalka loogu soo noqday u burbursan
Xaafadda xudun waa Xaafadda uu ku Yaali Barwaaqo Hotel and Dahabshiil Commercials, Pharmacy-ga adeerkay ee Sacada-diin, jeelka dhexe iyo Weliba Somaliland Pharmacy aniga bilawgii 2005 ayaa iigu danbaysay magaalada laakiin kolay iminka aad bay isu badashay oo u korodhay shisme iyo horumarba
Waa daanta HJ
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1342 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 1 Replies
- 509 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 708 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 637 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 761 Views
-
Last post by Tanker
-
- 4 Replies
- 1711 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 772 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 529 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 1390 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH