
.....................................( Af-Soomaali ).....................................
War(news) waxaa isoo gaaray ah in labo gabdhood oo ku nool magaalada muqdisho ay maalin maalmaha kamiday ay iyagoo meel lugeenaya ay yiraahdeen " kuwan yaa naga qabsada".
Markaa baa lasoo jaajuusay oo ay shabab ka war heleen, kadibna labadii gabdhood waxaa laga gooyay carabka.
