Page 1 of 1

Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Fri Jul 24, 2009 8:17 pm
by sadeboi
I heard there is a big khilaaf in Kismaayo between Marexaan and Ogaden Shabab.

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Fri Jul 24, 2009 10:32 pm
by new-york24
there could be khilaaf between og iyo mr but i dont bleive al-shabaab in its self would entertain tribal games within its ranks.

but i am for ogadeen and marexaan having it out to settle old scores :up:

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 3:00 am
by Voltage
new-york24 wrote:but i am for ogadeen and marexaan having it out to settle old scores :up:
Would you be physically present for that match?

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 5:19 am
by Murax
Kismaayo 25 July 2009 Waagacusub Media

Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray magaalada kismaayo ayaa waxey sheegayaan in khilaaf ba’ani soo kala dhax galay labada garab ee shabaab iyo xizbul islaam kaasi oo ku saleysan dhaqaale iyo qabyaalad.



Wararku waxey sheegayaan in arrintan oo ka billaabatay Al SHABAAB oo diiday iney wareejiyaan maamulka kismaayo oo hadda meel xun marayo.iyada oo kaambooniyiinta Xassan Turki laga goystay saamigii ey ka heli jireen dhaqaalaha kismaayo oo ahaa boqolkiiba sodon 30%. Taasii uu ku qasabtay in Ahmed Madoobe gaajo ugu cararo Afmadow. Halkaasi oo odayaasha deegaanku kala hor yimaadeen diidmo qayaxan una sheegeen inuusan xaq u laheyn maamulka deegaanka maadaama uu ajaanib fara badan gobolka ku soo xareeyay. Taasi oo dhalisay inuu u hanjabo odayaashii Absame ee shirka ka qeyb galay.

Intaasi waxaa dheer in Abdiqani Kabo jecel oo ahaan jiray kaambooni hadana ku biiray Shabaab laga celiyey dhoobley taageerayaashiisiina xabsiga Afmadow la dhigay.

Haddaba dadku waxey dhowrayaan meesha ey arrintani ku biya shuban doonto. Iyadoo la ogsoon yahay deegaankani inuu yahay meeshii ey ku dhuunteen waagii la jabiyay ayaa haddana waxaa iska cad iney khawaarijtu lumisay kalsoonidii shacabka deegaankan ku dhaqan oo hadda qori caaradii lagu heysto.

Hadaba waaga cusub kala socda wixii kasoo kordha oo akhbaar ah



:lol: :lol:

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 9:12 am
by snoop12
new-york24 wrote:
but i am for ogadeen and marexaan having it out to settle old scores :up:

ok, name your location :|

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 9:28 am
by hanqadh
Waagacusub great source :up: :lol:

Sh axmed madoobe will be taking care of the admin soon, but i dnt think MR's have any political leverage or united front to deal with kaambooniyiinta...plus nimankaas its pure politics qabiil waa ka dhan...waaga cusub been bay bun bunisaa.

Al-shabab dont have any support among the people here, ahmed madoobe is revered however.

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 9:38 am
by hanqadh
Al-shabab ogaden/kambooni vs marexaan al-shabab this will end the islamist cause :lol:

on a serious note Al-shabab agreed to hand over the admin, they must stand by it or risk War

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 9:52 am
by KUUSH
The beef between kista administration is Abdiqahi the Vice chairman of the city who happen to be OG and sheik ahmed who is also Og. it' does not have anything to do with tribalisim. it's pure politics

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 10:00 am
by KUUSH
snoop12 wrote:
new-york24 wrote:
but i am for ogadeen and marexaan having it out to settle old scores :up:

ok, name your location :|
I will choke you with the keyboard I type with, get ready for the insertion, excursion through your juggular poisoning you blood like you were a dead ilko yar

:lol: :lol: :lol:

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 10:08 am
by ModerateMuslim
pathetic propaganda.

fuck ogaden and marehan. you irrelevant and filthy tribal parasites are so yesterday.

this the age of the muwahideen - slaves in the way of allah swt.

may allah swt strike down - by the hands of the muwahideen - those are slaving for tribal jahiliyyah in the city - kismayo - where tawheed and peace reign supreme.

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Sat Jul 25, 2009 3:30 pm
by Murax
Hanqadh,

I don't know if You read Somali or not but that article said this Ahmed Madoobe dude ran out of Kista due to Gaajo and came to Afmadow to try to get clan support. His clan told Him to get lost because He brought all these ajaanib to the deegan. He or His clan never Had nothing, and Kista today belongs to a radical group.


Kuush it is not some Cagdheer Shabab that refused to hand over the maamul


Muqdisho:Maamulka Al-Shabaab Kismaayo oo khilaaf salka ku haya arima beeled uu soo kala dhex galay
24. juli 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Muqdisho(AllPuntland)-Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay shabakada wararka AllPuntland.com ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka dhex taaganyahay maamulka Al-Shabaab ee ka arimiya maagalada Kismaayo ee xarunta G/J/Hoose.

Khilaafkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo qaab dhismeedka uu u sameysanyahay maamulka hada shaqeeya oo saraakisha Al-Shabaab ay qaarkood sheegayaan in beelahooda la duudsiiyey xaqa ay u lahaayeen in ay hogaanka magaalada qabtaan.

Khilaafkana ayaa waxaa uu si gaar ah ugu dhaxeeya sarkaalka lagu magacaabo Sh.Axmed Madoobe oo ah taliyaha ciidamada Raaskamboni iyo Sh.C/Fataax Yusuf oo isna la sheegay in uu yahay saraakisha Al-Shabaab ee ka so jeeda G/Gedo.

Labadan sarakaal ayaa isku hayo in wax laga badalo maamulka shaqeeya , waxaana arintooda ku hungoobay in uu wax ka qabto Shikh Xassan Turki .

Maleeshiyaad kala taabacsan labadan sarkaal ayaa ka kala imaanayey maalmihi u dambeeyey Caasimada Muqdisho si hadii gacan ka hadal u dhaco ay ugu kala saftaan labada dhinac.

Wariye jooga Kismaayo oo diiday in aan magaciisa xigano sababo xaga amaankiis ah ayaa sheegaya in khilaafka labadan sarkaal laga dareemay gudaha magaalada iyo xafiisyada maamulka.

Si kastaba waa khilaafki ugu horeeyey ee soo shaac baxay tan iyo markii ay Kismaayo Al-shabaab kala waeregeen Barre Hiiraale bilawgi sanadki hore.

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Mon Jul 27, 2009 8:05 am
by snoop12
KUUSH wrote:
snoop12 wrote:
new-york24 wrote:
but i am for ogadeen and marexaan having it out to settle old scores :up:

ok, name your location :|
I will choke you with the keyboard I type with, get ready for the insertion, excursion through your juggular poisoning you blood like you were a dead ilko yar

:lol: :lol: :lol:
what the Fak

nigga when im done with you nigga, nothing but the name big foot will be left nigga, you will be a myth nigga, you will be extinct like the dynosours nigga, your small brain will remain a mystery nigga :lol: :lol:

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Wed Aug 05, 2009 12:49 am
by Muhammad bin Harti
neither are big players in the big scheme of things, when Harti has once again taken control of the kismayayo port.

and the Kablalax unity will destroy any ceyr + mx love re-unions. :lol:

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Wed Aug 05, 2009 7:33 am
by Khalid Ali
waxa ninka la yidha abu bakr seylici meesha loogu dhiibay waxa weyaan inay daroodku kala fadh fadhiistaaan oo la barro inay magalo wadda daganaan karran muhiimadu ta weyaan.

Re: Kismaayo: Ogaden and Marexaan

Posted: Wed Aug 05, 2009 12:59 pm
by CoolPoisons
Cagdhers know only 1 rule and that's the Marehan rule. we ruled their asses for 10 years in Jubaland. Dhobley and Afmadow use to be Mujahid Hirale's favorite holiday spots