Jwxo attacked dhakaayo base in jigjiga.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Jwxo attacked dhakaayo base in jigjiga.

Post by hanqadh »

Wararka naga soo gaadhay Ogadenya waxay sheegayaan in uu haglanka xaqa ah ee shacabka dulman ku raadinayo xorriyadiisa uu marayo meel kama dambays ah markii laga eego guulaha waaweyn iyo jabka meel kasta lagu gaadhsiiyey cadowga dhegaha la'a ee wax ma gartaha ah.
.
Sida aad la socotaan muddo hadda 6 bilood laga joogo wuxuu cadowga Woyaanuhu soo hubeeyey maxaysato loo yaqaano dhidid dhowrka ciidanka cadowga. Kooxaha dhidid dhowrku iyaga oo garabsanaya kuwa cadowga waxay dhibaato aan la koobi karin u gaysteen shacabka aan dambiga lahayn.

Si loo qab jebiyo cadowga iyo maxaysatadiisa loogana difaaco shacabka wuxuu CWXO ee sooma jeestaha ah qaaday hawlgalkii Nasiye. Hawlgalka Nasiye wuxuu ku riday cadowga walaahow iyo inuu saraakiishii ciidanka uu 80% wax uu xidho iyo wax uu caydhiyo ka dhigay. In ciidankiisu amar diiddeeyo, taas oo ku kaliftay inay haddana soo abaabulaan dhidid dhowr lagu magacaabo Ha Waarin.Waxaa hadda socda Hawlgalka Xiin Finiin, kaas oo cadowga in xeryihiisa loogu galo qorshaysan.

Waxaa Banbaase oo u dhexaysaa Dhagaxle iyo Baabili ka socda dagaal soo bilowday 20/07/09 oo mar dhow faah faahintiisa ina soo gaadhi doona. Dagaalkaasi oo ka mid ah Hawlgalka Xiin Finiin, waxaa lagu qabsaday Saldhiga Woyaanaha ee ku yaala Dhakaayo,halkaas oo hub badan laga furtay cadowga. Dagaalkaas oo hadda socda waxaa ka qayb galay Diyaarado, wuxuuna Woyaanuhu u diray gurmad badan hase ahaate inta hadda na soo gaadhay waa lagu jebiyey gurmadyadiisii.

Is it me or the halgan has taken a new turn, the habashi's seem to never leave their base's and wait for ONLF to attack, and the wide use of plane's....a few years back the fighting use to be done in duurka, thats not the case anymore( that ended when 20 of the countries biggest military strategist we're killed in gaba gabo when their plane was shot down including mele's close cousin) The habashi have been pushed into the cities, and jwxo walks unchallenged in many area's...i will say next 12 months will be very important as we write the next chapter in our quest for statehood.
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Jwxo attacked dhakaayo base in jigjiga.

Post by Queen_Arawello »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: watch out Addis the Lions are coming :lol: :P :P :P
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”