More Ethiopian troops enter Somalia
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Ciidamo Ethiopian ah oo aad u farabadan oo barqanimadii maanta soo gaaray Isgoyska Kalabeyr ee gobolka Hiraan.
Posted: 7/25/2009 5:19:00 PM
Shabelle: BALADWEYNE
Ciidamo Ethiopian-ah oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa barqanimadii maanta soo gaaray isgoyska kalabeyrka deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan.
Ciidamadaan Ethioipianka ee saakay soo gaaray isgoyska Kalabeyr deegaanka jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa la xaqiijiyay in ay wataan in ka badan 10-gaari o isugu jira kuwa dagaalka iyo gaadiidka qaada Ciidamada,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in markii hore ay soo galeen ciidamo fara badan oo lugaynaya iyadoo durbadiiba ay ciidamadaasi isku fidiyeen nawaaxiga wadad dheer ee laamiga ah.
Ciidamadaan Ethiopianka ayaa ah kuwii todobaad ka hor faarujiyay fariisinkii ay ku lahaayeen isgoyska Kalabeyr oo mudo labo bilood ah daganaa iyagoo haatana la soo ruqaansaday deegaanka feer feer ee dhulka Soomaalida ay degto ee Ethiopia ay maamusho.
Lama oga rasmi ahaan ujeedada dhabta ah ee ka dambaysa dib ugu soo laabshada ciidamada Ethiopia isgoyska Kalabeyr balse shalay galinkii dambe ayey aheeyd markii ciidamo Ethiopian ah ay soo gaareen degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.
Imaanshiyaha ciidamada Ethiopianka ee gobolka Hiiraan ayaa ku soo beegmaya xili maalmihii la soo dhaafay dagaalo qaraar ay ku dhexmarayeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ciidamada Ahlu Sunna Waljaamaca iyo Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
wa been propoganda ciidamada maxakiimta eeh sh dalxiis way isku fiilanyihin iyaka iyo abu bantuga amnisom way ka adagyihin shabaabistka.loo ma baahna tigray
wa been khurafaad cadawga dawlada waxa ka shaqeyaa. 

Re: More Ethiopian troops enter Somalia
Khalid, Ethiopian troops have always been in Hiiraan and slowly sending more and more. Ask anyone from Hiiraan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3532
- Joined: Tue Jul 14, 2009 2:51 pm
- Location: Las Qoray, Erigabo, Hadaftimo, Dhahar, Xingalol, Gelewiyt, Celaayo, Djibouti, Harena.
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
The gaalo'raac will soon come to realize that the honorable Shabab were not lying when they exposed the Ethiopian governments true intentions.
Let them return they'll suffer the same fate, Allahu Akbar.
Let them return they'll suffer the same fate, Allahu Akbar.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
Forget about the Ethiopians , if the Argentinians or the Mongols come to fight al shabaab , I will not say a word !
cursed bitches !
cursed bitches !
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
^ You sound like Abdullahi Yusuf 

-
- Posts: 44
- Joined: Fri Jul 24, 2009 10:28 pm
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
What if Israelis come to fight al shabaab?SahanGalbeed wrote:Forget about the Ethiopians , if the Argentinians or the Mongols come to fight al shabaab , I will not say a word !
cursed bitches !
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: More Ethiopian troops enter Somalia

ya? war bal nimankan ruwaayada ah eega.
Mid walba oo shalay soo galay miyaa loo jawaabaya ?
Tuug is qarinaysa baad tihin sow ma'aha ?
Ninkii tuugta la kaashada waa tuug isaguba .
Haddad rabto inaan ku jawaabo , waxaad tahay baad isoo sheegaysa horta !
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
Cet mec Usmano est fouSahanGalbeed wrote:, waryee , war magaci baad iga xaday e maxaad iga waraysanaysa ?
ya? war bal nimankan ruwaayada ah eega.
Mid walba oo shalay soo galay miyaa loo jawaabaya ?
Tuug is qarinaysa baad tihin sow ma'aha ?
Ninkii tuugta la kaashada waa tuug isaguba .
Haddad rabto inaan ku jawaabo , waxaad tahay baad isoo sheegaysa horta !

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: More Ethiopian troops enter Somalia

Maybe he meant to ask me about my views vis a vis the State of Israel.
I believe the Isrealis have a right to live in peace on their land .
I believe the follower of nabi musa {cs} have been pushed into a corner which in turn have made them at times extremely agressive .
They are not any less worthy than the Argentinians or the Mongols ..that's what I believe

-
- Posts: 44
- Joined: Fri Jul 24, 2009 10:28 pm
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
No. Non sono lui.Goljano Lion wrote:Cet mec Usmano est fou![]()
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
Haa de waan ogahay, waxaad tahay the nomad
Anagu ku ma diidanin inaad ina caydo , waa la isku ogolyahay taas , laakin haddad boqol magac la soo gasho , ood kolba meel isku qariso , adiga ayay wax kaa go'ayaan , not me !
Magaca waad iska badali karta , laakin sidaad wax u qorto , xaggaad ka damqanayso , waxaad jeceshahay , waxaad necebtahay , is ma' badalayaan waxaasi..ilayn isla qofkii baad tahay e .

Beri hore ayaa la yidhi , "haddad damacdo inaad magaca Ilaahey wax ku khiyaamayso ood dadka ku dhacdo , mid uun bu Ilaah ka hor keenaya " 
Eeg hadda sahankoonfurow maan odhan aniga Ilaah ba isoo diray e , haddaad ka jawaabi karto , waa ku furan yahay difaacu , haddan anigu ku arkayn koley wax ku arkaya waa jira e

Eeg hadda sahankoonfurow maan odhan aniga Ilaah ba isoo diray e , haddaad ka jawaabi karto , waa ku furan yahay difaacu , haddan anigu ku arkayn koley wax ku arkaya waa jira e

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
-
- Posts: 150
- Joined: Mon Apr 13, 2009 12:15 am
Re: More Ethiopian troops enter Somalia
Insha Allah the Ethiopians will chase wiilasha madaxa ka wasaan ee Al shabaab back to the jungles of lower Jubba.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 578 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 13 Replies
- 1607 Views
-
Last post by Shift
-
- 10 Replies
- 95 Views
-
Last post by union
-
- 12 Replies
- 1788 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 15 Replies
- 2087 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 9 Replies
- 1516 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 8 Replies
- 744 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 19 Replies
- 19338 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 1 Replies
- 613 Views
-
Last post by Voltage
-
- 9 Replies
- 1140 Views
-
Last post by michael_ital