Page 1 of 1

Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 1:54 pm
by SahanGalbeed
waxa jira in maalmaahan xagga wararka calamka magaca Somalidu ku soo yara batay , haddey noqoto mid shaanshi oo Xamar lagu dilay , iyo haddey waxkale noqoto.
wax meel Alle iyo meel ay ka socdan aanad fahmayn , oo af na garanayn baa ku soo jabaya halkan .
Mid baan u maleeya iya gaadeysay beriyahan oo dhan iga ba heshay oo magaceygi la baxday :lol:

Marka , ha u bixina dadka qarkood , okay ?

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 1:58 pm
by Macaaney_1991
......ok :|

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 2:01 pm
by HELWAA
I DHEGAYSTA kuye.....

taa oo sheeg... :roll: :roll:

Image

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 2:02 pm
by SahanKoonfur
HELWAA wrote:I DHEGAYSTA kuye.....

taa oo sheeg... :roll: :roll:

Image
:lol: :lol: :lol:

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 2:03 pm
by 1_londoner
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ Helwaa

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 2:03 pm
by Gatspy
Often imitated, never duplicated eh Sahan. So u got groupies. :lol:

Re: Walalaayal dhegaysta

Posted: Sun Jul 26, 2009 2:04 pm
by SahanGalbeed
Helwaa :lol: :lol: :lol:, gatspy you know it bro !