The Chinese Man In Bosaaso

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

The Chinese Man In Bosaaso

Post by Advo »

Image

Madaarka Bosaso oo laga dhoofiyey socotadii Shineyska ee baaskiilada ku Safreysay

Ninkaan oo lagu magacaabo Lue Zhong ayaa dhawaan Ciidamada Amaanka Puntland ka qabteen kontrolka Magaalada Garoowe isagoo kaga yimi dhinaca maamulka la magac baxay Somaliland ninkaan ayaa baaskiil ku soo maray 114 dal oo caalamka ka tirsan.

Ciidanka Amaanka Puntland ayaa ninkan soo gaarsiiyey Magaalada Bosaso oo Markii danbena laga dhoofiyey Madaarka Magaalada Bosaso Halkaas oo loo dhoofiyey Wadanka Djabouti maalinimadii shalay.

Wasiirka Amniga Gen. Cabdullahi Siciid Samatar ayaa sheegay in Lue Zhong uu ku soo galay Wadanka Sharciga Dal ku soo galka ama Entry Visa, uuna Sharci daro lagu qabtay loona Masaafurin doono wadanka Djabouti.

Image

read more here: http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka27745
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Goljano Lion »

Advo wrote:Image

This poor guy wanted to be in the guineas book of records , dhabaycos are full of contradictions, walle Dhabayaco somaliland waxay u arkaan wadan ajanbiya :clap: :clap:
Last edited by Goljano Lion on Mon Jul 27, 2009 12:29 am, edited 1 time in total.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Advo »

I was pretty upset that they deported him to Djibouti but than again it's for his own good.

In Muqdisho:

The TFG wouldve killed him and say he was a Asian alqaida terrorist fighting for Alshabaab

Alshabaab wouldve kidnapped him and hold him for ransom or beheaded him.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Goljano Lion »

mister-bbcode wrote:Advo..i heard ur moderator also... :shock:
:clap: :clap: :lol: :lol: shaqo laan baa kaa badatay
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Goljano Lion »

mr-bbcode wrote:The moderators raxmatullah alaykh dheh...because nabeela iyo hyper weyka dhamatay somalinet..however voltage and advo baan maqley inay yihin moderator maa wax ba ka jirto?
of course, they are ........Snet belongs to mareexaan whether you like it or not
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by FAH1223 »

i love how somalis are so fascinated by ajnabi... when one like this chinese is in their midst, they all gather to get a gaze at the exotic looking person
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Advo »

:lol: :lol:

who did u hear that from osmon?
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: The Chinese Man In Bosaaso

Post by Advo »

i am startin to think it is
:lol:

Im disappointed....what happen to the facts and evidence you prided yourself with before making a claim?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”