Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by CoolPoisons »

Siyaasi Reer Hiiraan ah oo ugu baaqay ciidamada Dawlada ee qabsaday Beledweyne in aanay iska horkeenin beelaha wada dega gobolka Hiiraan

Mogadishu Monday 27 July 2009 SMC

Shalay ayay ahayd Markii Ciidamo ka amar qaata Dowlada Midnimada Qaran ay la wareegeen galbeedka Hiiraan, Ciidamadaasi oo ah beel ka mid ah Beelaha Soomaliyeed gaar ahaan Beesha dagto bariga sida ay sheegeen Madaxda iyo aqoon yahanada ka soo Jeeda galbeedka oo gashaanka u daruuray arintii shalay ka dhacday Hiiraan oo ay ku sheegeen in ay dabada ka Riixayaan wadamada jaarka ah gaar ahaan Wadanka jaarka ah .

Gudoomiyaha Gudiga xiriirka Beesha Gaaljecel ee Yurub iyo Waqooyiga Ameerika oo Ku Nool dalka Dennmark Cabdi faarah (Cabdi jabuuti) ayaa mar uu la soo Xiriiray Bogan Dayniile waxa uu gaashaanka ku Dhiftay arintaasi waxa uuna ku Macneeyay in beel aysan qabsan karin Beel kale oo taasi lagu guul darteestay mar hore.

" Waxaan Leeyahay Bariga aad ku imaadeen ku laabta Beesha Xawaadle hadaad tihiin dalka ama Gobolka waa lawada daganaa waxaa la ahaa Laba laba Reerood oo Walaalo ah waxaan idin kula talinaynaa in aan dadka walaalaha ah dagaal laga Dhex Hurin.

" Beel ay Dabada ka Riixayso Beel kale ama Dowlada dariska ah gaar ahaan Itobiya abti Dowlad laguma Noqdo waxaan leeyahay ku laabta Gobolka aad ka timaadeen dadka wada daganaa intaas oo qarni balaayo ha ku Beerina.

" Tobon qof oo beel ah ama Dowlad ma Noqoto Dowladnimada aad sheegaysaan ma waxaa weeye in aad ku Duushaan Gobol Dagan oo amaan iyo kala danbayn leh taasi, Dowlad laguma Noqdo.

" waxaan leeyahay Beesha Xawaadle ha ku Quus qaataan in Soomaaliya ay 20-sano aysan lahayn Dowlad Dhexe beel beel kale wax u dhimi kartaana in aysan jirin, Dowlada aad sheegaysaana maba Jirto waa ashuun ku adin.

" Ciidamada loo soo Dirayo Hiiraan ee Diyaaradaha looga soo qaadayo Muqdisho ee loogu tala galay in ay ka Dagaalamaan Hiiraan maa la Geeyo kaaraan oo ah Degmada uu ka soo Jeeda Sheekh Shariif, taasi ayaa cadayn u ah in dano gaar ah laga Leeyahay Hiiraan oo la rabo in Gumeysi la galiyo.
ugu Danbayntii waxaan ugu baaqayaa Beelaha Walaalaha ah ee ku abtirsada Gobolka Hiiraan in ay arintooda ku dhameeyaan wada hadal Dowaladaan Caamilka ah ee Gadaal laga Riixayo waxba idinkama galin ee isku tashada.

Somaliweyn Media Center “SMC”
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by Xamud. »

Tuff luck, Beledweyn is Xawadlees playground anyone else is a guest there, Kudos Beesha Xawadlee Shaqo ficaan baad ka qabateen Magaaladina, Xisbul Al Islam iyo Al Shabab dadka la safanayo dharbaxyo ka dalaa :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by CoolPoisons »

Xamud. wrote:Tuff luck, Beledweyn is Xawadlees playground anyone else is a guest there, Kudos Beesha Xawadlee Shaqo ficaan baad ka qabateen Magaaladina, Xisbul Al Islam iyo Al Shabab dadka la safanayo dharbaxyo ka dalaa :up:
Xamud if Hawadle controled Beledweyne they wouldnt wait 6 months for it to liberate from the terrorists. I still think Galjecel support the terrorist and Hawadle support the TFG. that's why there's a green line.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by Twisted_Logic »

Geesiyaal deeh. The backbone of the HUTU-Nation :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by CoolPoisons »

Twisted_Logic wrote:
Xamud. wrote:Tuff luck, Beledweyn is Xawadlees playground anyone else is a guest there, Kudos Beesha Xawadlee Shaqo ficaan baad ka qabateen Magaaladina, Xisbul Al Islam iyo Al Shabab dadka la safanayo dharbaxyo ka dalaa :up:
Geesiyaal deeh. The backbone of the HUTU-Nation :up:
Twisted_Logic ma qiritay that Ur part of HUTU nation?
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by Twisted_Logic »

CoolPoisons wrote:
Twisted_Logic wrote:
Xamud. wrote:Tuff luck, Beledweyn is Xawadlees playground anyone else is a guest there, Kudos Beesha Xawadlee Shaqo ficaan baad ka qabateen Magaaladina, Xisbul Al Islam iyo Al Shabab dadka la safanayo dharbaxyo ka dalaa :up:
Geesiyaal deeh. The backbone of the HUTU-Nation :up:
Twisted_Logic ma qiritay that Ur part of HUTU nation?
When did I ever deny?
James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: Galjecel angry at Hawadle for taking West Beledweyne

Post by James Dahl »

CoolPoisons wrote:
Xamud. wrote:Tuff luck, Beledweyn is Xawadlees playground anyone else is a guest there, Kudos Beesha Xawadlee Shaqo ficaan baad ka qabateen Magaaladina, Xisbul Al Islam iyo Al Shabab dadka la safanayo dharbaxyo ka dalaa :up:
Xamud if Hawadle controled Beledweyne they wouldnt wait 6 months for it to liberate from the terrorists. I still think Galjecel support the terrorist and Hawadle support the TFG. that's why there's a green line.
This is just Galjecel vs Xawaadle though. If Xawaadle switched sides and joined al-Shabab, Galjecel would suddenly discover a newfound love for the TFG.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”