Page 1 of 2

SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 2:52 am
by Murax
SNET oo ay isku hor fadhiyaan beesha Sade iyo Mucaaradka



Shalay ayaa SNET waxaa dagaal uu ka billowday, dagaalkaas oo u dhexeeya ururka SSDF oo u hogaaminayo Gen Cusmano iyo Maleeshiyo Beeleed ku soo biiray oo u horkacayo Col Abdiwahab Hutu



Dagaalka oo xoogiisa ka dhacay agagaarka General Sectionki ee SNET ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, ugu yaraan 17-qof ayaa u badan dhinacyadii dagaallamayey



Gacan ku haynta SNET ayaanan ilaa iyo hadda lagu kala itaal roonin, iyadoo ciidammada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin General Sectionki hore oo ay joogaan ciidamaha Beesha SADE iyo Maamulka SNET. Ciidamaha beeleedka iyo xoogagga ku soo biiray oo iyaguna la xaqiijiyey iney si aad ah ugu xooggan yihiin gobolka Puntland Section.

Col Sadeboi oo ka mid ah guddoomiyaha guddiga siyaasadda Beesha Sade ee SNET ayaa Luuqnews.net u sheegay iney socdaan dadaallo ama waan waan xal loogu raadinayo xiisadda oogan, dhinaca kalena xiriir aynu la sameynayo afhayeenka SSDF Somalia Boqor ayuu ka gaabsaday iney dhankooda ka hadlaan dagaalladaasi ka socda General Section ee xarunta SNET.


Col. Coolpoison oo kamid ah saraakiisha Beesha SADE ee Somalinet ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dagaalamayaan haddii Ay Nabadii ay wadwadeen Ka Baxeen xoogaga mucaaradka ah ee gacanta ku haya qeybo ka mid ah SNET. Col Coolpoison ayaa daboolka ka qaaday in ay u soo dhamaadeen kulamo u socday isla markaana ay isku diyaariyeen Duulaan ay ku qaadaan Goboladda Puntland, Benadir, iyo Shabeelaha.

Dhaqdhaqaq ciidan oo xoogan ayaa caawa laga daremayaa qeybo ka tirsan SNET iyadoo goobo hor leh ay ciidamadaha maamulka SNET iyo Ciidamaha Beesha SADE soo galeen caawa.


http://www.luuqnews.net
Murax Tako

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 3:32 am
by sheekh-Farax-zero
nope try again, it's not funny :arrow:

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 3:45 am
by sadeboi
Wada hadal wuu dhamaadey Beesha SADE xaq darada lagu heeyo mamulka S.net mid eey uu dulqadanarto mahan. Beesha SADE ciidan xoog badan oo ku hubeysan "Delete" iyo "BAN" ayee ka soo dirtey Gedo-Province, waxeyna balanqaadeen in eey dhaaman mucaaradka afjari doonan taasne waxaan isku afgaraney ka bacdi shir eey Beesha SADE ku yeeltay Private-SADE room.

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 3:58 am
by AhlulbaytSoldier
Now there is short ceasefire,good riddance!

Iam wondering if the somalilanders of net will flee to somalilandnet,and the punanis to puntlandnet.

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 4:01 am
by sadeboi
Hutuking, are you part of Abdiwahabs mucaarad.

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 5:19 am
by Khalid Ali
Murax wrote:SNET oo ay isku hor fadhiyaan beesha Sade iyo Mucaaradka



Shalay ayaa SNET waxaa dagaal uu ka billowday, dagaalkaas oo u dhexeeya ururka SSDF oo u hogaaminayo Gen Cusmano iyo Maleeshiyo Beeleed ku soo biiray oo u horkacayo Col Abdiwahab Hutu



Dagaalka oo xoogiisa ka dhacay agagaarka General Sectionki ee SNET ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, ugu yaraan 17-qof ayaa u badan dhinacyadii dagaallamayey



Gacan ku haynta SNET ayaanan ilaa iyo hadda lagu kala itaal roonin, iyadoo ciidammada labada dhinac ay ku kala sugan yihiin General Sectionki hore oo ay joogaan ciidamaha Beesha SADE iyo Maamulka SNET. Ciidamaha beeleedka iyo xoogagga ku soo biiray oo iyaguna la xaqiijiyey iney si aad ah ugu xooggan yihiin gobolka Puntland Section.

Col Sadeboi oo ka mid ah guddoomiyaha guddiga siyaasadda Beesha Sade ee SNET ayaa Luuqnews.net u sheegay iney socdaan dadaallo ama waan waan xal loogu raadinayo xiisadda oogan, dhinaca kalena xiriir aynu la sameynayo afhayeenka SSDF Somalia Boqor ayuu ka gaabsaday iney dhankooda ka hadlaan dagaalladaasi ka socda General Section ee xarunta SNET.

Col. Coolpoison oo kamid ah saraakiisha Beesha SADE ee Somalinet ayaa maanta shaaca ka qaaday inay dagaalamayaan haddii Ay Nabadii ay wadwadeen Ka Baxeen xoogaga mucaaradka ah ee gacanta ku haya qeybo ka mid ah SNET. Col Coolpoison ayaa daboolka ka qaaday in ay u soo dhamaadeen kulamo u socday isla markaana ay isku diyaariyeen Duulaan ay ku qaadaan Goboladda Puntland, Benadir, iyo Shabeelaha.

Dhaqdhaqaq ciidan oo xoogan ayaa caawa laga daremayaa qeybo ka tirsan SNET iyadoo goobo hor leh ay ciidamadaha maamulka SNET iyo Ciidamaha Beesha SADE soo galeen caawa.


http://www.luuqnews.net
Murax Tako

wtf luuq news :lol: :lol: :lol:

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 5:45 am
by zingii
sadeboi wrote:Wada hadal wuu dhamaadey Beesha SADE xaq darada lagu heeyo mamulka S.net mid eey uu dulqadanarto mahan. Beesha SADE ciidan xoog badan oo ku hubeysan "Delete" iyo "BAN" ayee ka soo dirtey Gedo-Province, waxeyna balanqaadeen in eey dhaaman mucaaradka afjari doonan taasne waxaan isku afgaraney ka bacdi shir eey Beesha SADE ku yeeltay Private-SADE room.
Delete iyo Ban kaliyah kuma hubeysanin balse waxaa inoo sii dheer hubabka noocyadiis kala duwanyihiin oo aan hada shaaca ka qaadi doonin. Waxaan ugu talagalnay inaa si kadis ah oo lama filaan ah oo cir-ka-soo dhac ah aan madaxa kala dhacno. Hubabka casriyesan ee aan hada la shaac bixin waxaa u xil saaran anigoo ah Col.Zingii.

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 5:53 am
by LiQaaye_TDH
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @Murax and Sadeboi

wallahi you guys are good........

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 8:58 am
by Daanyeer
This THREAD LACKS the most IMPORTANT ROLE in Maryooley WAR. That Role is 'Guurti ku HOWLAN JOOOJINTA COLAADDA oo uu u HOGGAMINAYO Caaqil Daanyeer XUBINNA ay ka yihiin ODEYAAL uu ka mid yahay Sir Luggooyo. Otherwise such WAR is BORING !!!!



Rev. Daanyeer BEATING his CHEST for the MEDIATION ROLE !!!!!!

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 2:48 pm
by Ureysoo
:| ..... Balayadan Ilkaha-Bariiska Leh Baan Meesha Aga Qaxi Doona. Sadax Islaamo Oo Xariftamayo Camal Beey Meesha Mateeko Dheer Yihin. Sade this, Sade that, Inteey Wax Qasaan.... :x

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 2:57 pm
by S-D-M
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 5:29 pm
by Babygirl-
LOOOOOOOOOOLL @ MURAX & UREYSO :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 6:47 pm
by Xaaji_Waraabe-
fukk Beesha SADE, I'm Reer Xassan Geesi :arrow:

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 7:57 pm
by zingii
Xaaji_Waraabe- wrote:fukk Beesha SADE, I'm Reer Xassan Geesi :arrow:
Who?

Re: SNET oo ay Isku Hor Fadhiyaan beesha SADE iyo Mucaaradka!

Posted: Wed Jul 29, 2009 10:15 pm
by zingii
Spokesman of the terror organization confirms the defeat. viewtopic.php?f=18&t=219619

They got karbashed by the Koofi-Cas of S-net government.