Page 1 of 1

somali National soccer team coach

Posted: Wed Jul 29, 2009 2:05 pm
by sheekh-Farax-zero
Somali national team coach's Galkacyo visit .
Waxaa booshaqo ku marayay maalmahan magalada Galkacyo ee gobolka Mudug Macalinka Xulka Qaranka Soomaliyeed Ee Kubada Cagta Macalin Geele.

Wuxuu booqday naadiyaasha ka dhisan Galkacyo iyadoo booqashadiisa iskugu jirtay kormeer uu ku ogaanayay sida ay u dhisan yahiin naadiyaasha gobolka ka dhisan wuxu maanta si gooni ah u booqday naadiga COMSAD oo ah naadi ka dhisan gobolka mudug waxaana uu ka qeyb galay Aalmito u socotay sadex bilood isagoo aad ugu farxay sida ay u dhisan yahiin wuxuuna bogaadin u soo jeediyay in ay sii wadan horumarka sportiga naadigan ayaa macalinka hortiisa ku almiiteynayay.

Booqashada macalinka ayaa si jawi farxadeed leh uga

Image

Image
Booqashada macalinka ayaa si jawi farxadeed leh uga soo gaba gabowday isagoo u sii gudbay naadiyada kale ee ka dhisan Magalada Galkacyo.


Image

Image

Image

Image