Page 1 of 1

Reer Michigan soo gala

Posted: Wed Jul 29, 2009 4:59 pm
by shaamboo

Re: Reer Michigan soo gala

Posted: Wed Jul 29, 2009 6:11 pm
by AbdiWahab252
Kooxada Wayne State :down:

Shaamboo:

Abtigiis:

Ninxoon warning about Black Planet:

archives1/6050/21147

Re: Reer Michigan soo gala

Posted: Wed Jul 29, 2009 6:15 pm
by SahanGalbeed
Emperior waxa lagu saaray , naagaha sawirkooda ayaad halkan soo dhigta .
Haye ? ninkan maaxa loogu eegaya ?

Re: Reer Michigan soo gala

Posted: Wed Jul 29, 2009 6:18 pm
by SahanGalbeed
Xabadan intellex ba la odhan jiray .
Waxaa dhacday maalin bay webcam intey is hor dhigtay sawirkeeda iska soo qaaday .
Niman ba sawirkiisa "quote gareeyay" :lol:

Cabaad ka dhacay , af carabi bay ku hadashay for 2 weeks , wallahi waan xasuusta .

Magacii bu iska soo badalay shamboo ba la yidha hadda , itaal daradii iyo aqli gaabnimadu lafaha ayay ka jirta se weli :lol:

Re: Reer Michigan soo gala

Posted: Wed Jul 29, 2009 6:43 pm
by SahanGalbeed
Meeshi dumar iyo darood looga tago , ka' kac bay noqota !

Dad aan waxba u gaysaan bay iska "humilate" garaynayaan , toodi runta arkaysay na cadho ay adiga ku qabto baa aamusinaysa .
Ya? :lol:
Ina Lilah wa ina Ileehi Rajicuun