General Section Over-Used.
Posted: Sat Aug 01, 2009 3:22 am
Waryaada maxaa qeybaha kale lagu nacay oo loo firaaqeeyay?
Anigu laftigay waxaan bilaaway inaa eryadan ka qaraabto oo
meelaha kale ka soo goosto.
Maxaa meelaha kale lagu nacay oo waxba loogu post gareenin?
Anigu laftigay waxaan bilaaway inaa eryadan ka qaraabto oo
meelaha kale ka soo goosto.
Maxaa meelaha kale lagu nacay oo waxba loogu post gareenin?