who is Genral Mukhtar !

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Dawn
Posts: 57
Joined: Mon Jul 27, 2009 12:44 pm

who is Genral Mukhtar !

Post by Dawn »

.
(31-07-2009)

Ciidamo fara badan oo uu horkacayo Jen Mukhtaar Xuseen Afrxa oo dhowaan dowlada u xil-saartay howl galo laga fulinayo Gobolka Hiiraa si gacanta dowladda loogu soo celiyo ayaa Xalay soo dhaafay deegaanka Yasooman oo qiyaastii 40Km dhanka bari ka xigta Magaalada Buulo Burde oo ciidamadu ay ku wajahan yihiin.

Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo qoryo casri ah oo ah kuwa lagu rakibo gaadiidka dagaalka balse ay u isticmaalayaan qaab efendari ahaan ayaa xalay waxaa ay ku hakadeen deegaankaas,iyagoo saanadooda wata.

Jen. Mukhtaar oo dib u habeyn ku sameeyay ciidamada dowladda oo qaarkood lagu soo tababaray Itoobiya ayaa waxaa kaloo ciidamadaasi qeyb ka ah kuwii maxkamadaha ee ka tirsanaa maamulkii maxkamadaha ee bur buray,kuwaasoo haatan u xuub siibtey ciidan dowladeed.

Ma cada ciidamadan inay weerar ku yihiin Buulo Burde ,hase ahaatee qorshayaasha ugu weyn ee Saraakiisha dowladda ee ku sugan B/weyn damacsan yihiin ayaa qeyb ka ah in gacanta lagu dhigo Buulo Burde oo ay ku qul qulayaan gurmadyo ka tirsan kooxaha mucaaradka si ay u difaacdaan deegaankaas.

Qorshayaasha dagaal ee la dajiyay ayaa waxaa uu yahay mid dagaalka la doonayo in qaab istiraatiijiyadeed loo galo,waxaana suura gal ah in weeraro laba jiho ka imaanaya lagu soo qaado Buulo Burde, sida aan ka helnay sarkaal dowladda ka tirsan.

Magaalada Buulo Burde ayaa waxaa xoog badan ku jooga Xarakatu Al-Shabab oo si weyn u doonaya in ay magaaladaasi difaacdaan, iyagoo beryihii ugu dambeeyey halkaasi ku daabulayey gawaari dagaal iyo maleeshiyaad fara badan oo laga keenay gobollada ay maamulaan.

Ciidamadaan dowladda ku abtirsada ee ku soo qulqulaya Buulo burde ayaan hore looga baran dagaal fool ka fool ah oo ay la galaan Xoogagga Alshabab oo iyagu dagaallada u gala si aan kala har lahayn, lama ogaan karo sida ay xaaladdu noqon doonto marka foodda leys daro.

Dalkanews.com Muqdisho
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: who is Genral Mukhtar !

Post by ciyaal_warta »

i think he is from beletweyn and he is a part from TFG plan to take over hiiraan...if u askin his qabiil i dont know sxb
User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Re: who is Genral Mukhtar !

Post by ciiseguure »

Who is General Mukhtar?

General Mukhtar waxoow ku dhashey Gobolka Hiiraan.
Waa Generalka ugu da'yar Generada Somaliya.
Waxoow ka mid ahaa Saraakiishii Xooga Dalka ee kasoo hor jeestey dulmigii Siyaad Barre.
Waxoow ka tirsanaa Saraakiishii Farjano ku aasaasey ururkii Milateriga ahee ee USC 1990.
Waxoow xoog uga xoreeyey ciidamadii Siyaad barre Degmadda Bulaburte sanadkii 1989 iyo Degmadda Ceelbuur 1990-kii.
Waxoow ka xoreeyey Reer Hiiraan Dhagar Qabihii Col. Xalane ee Xasuuqa ku wadey beesha Xawaadle sanadkii 1989-1990.
Waxoow ka xoreeyey Reer Hiiraan Dhagar Qabihii Col. Uunreys ee ey dhashey Siyaad Barre walaashiis ee xasuuqa ka wadey B/weyne sandkii 1989-1990.

Waxoow ka fariistey arimaha Siyaasada kadib markii dagaalkii loo badaley qabiil sanadkii 1991 ee Somalidu isku dishey qabiil qabiil.

Waxoow dib tutaha u qaatey sanadkii 2005 asagoo noqdey taliyaha Ciidamada Xooga Dalka ee gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan.
Waxoow galey xabsigii Xabashida ee Xamar kadib markoow diidey inuu soo xiro Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga ee Hiiraan.
Xukuumada Sh. Shariif waxoow mas'uul uga ahaa keydka Saadka ee Xooga Dalka Xmar.
Waxoow Hiiraan dib ugu noqdey kadib markii la diley Wasiirkii Amniga Qaranka asagoo la wareegay howshii oow wasiirku ka dhuuntey inuu sii dhameeystiro.

Waa geesi, aftahan, dagaalyahan ah oo cadawgu aad uga naxeen markuu Hiiraan ku noqdey.

Mar uu BBC-da la hadlaayey isbuucii hore waxoow yiri qoladaan fasahaadka ka wada Somalia (Alshabaab, Xisbul Islaam) ilaa eey 1 centimeter Somalia ka joogaan ka heri meeyno.

Aloow ku deeyso

Aamiin
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: who is Genral Mukhtar !

Post by zingii »

^^^^^^^ You joined 2007 and you have only 194 posts. :|
Honestly speaking how many user names do you have? :mrgreen:
Slussen
Posts: 124
Joined: Mon Apr 13, 2009 12:05 pm

Re: who is Genral Mukhtar !

Post by Slussen »

Ma naagbaa wuxu


ficiisu u amaanaya sida gabar yara godlatay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”