Page 1 of 1

Ciyaalka Xaafada Madiino X

Posted: Sun Aug 02, 2009 4:05 pm
by DMX
WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA DHAMAAN

REER MADIINO CIYAALKA XAAFADA GAAR AHAAN

JIDCADAHA ILAA SILIGA AMERICANKA/ CIYAAL SKOOL CALI XUSEEN/SKOOL SIYAD

DUGSI MACALIN ABSHIROOOOOW ARDADII DHIGAN JIRTAY

Re: Ciyaalka Xaafada Madiino X

Posted: Tue Aug 04, 2009 5:06 pm
by Shiiqaaloow
Haye ciyaal JUBA maa ehed. Dadkaan wax ma ka taqaana? Hadaafow, kenya, Dollar, Jackson, Fanax( waxool), Abshir curi, Cabdi xasan, Dayib, Niiniile. mise aba dadki dambe a tahay camal