Diyeeshisha Tolka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Diyeeshisha Tolka
Soo kuma sheegin bilo ka hor uusin dagaalkaann dhicin Shareefka inu difaac galo oo uu socodki badan iyo dalxiska badan iska yareeyo? Ciidamo xuno beeled iyo Maxaakim iyo qashin lamid ah howsha kuma filnayn waan ku sheegay. Waxaan ku sheegay ayaantaas inay mucaaradkaaan meelkaste ka qabsan doonaan. Adiga waxaad lahayd "Meya, Maxaakimta waa diyaar etc." Maanta fiiri, Jowhar, Xamar oo dhan ila laga reebo qeybo yar, Shabeelaha gacanta mucaaradka ayee ku jiraan.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Diyeeshisha Tolka
Murax wrote:Soo kuma sheegin bilo ka hor uusin dagaalkaann dhicin Shareefka inu difaac galo oo uu socodki badan iyo dalxiska badan iska yareeyo? Ciidamo xuno beeled iyo Maxaakim iyo qashin lamid ah howsha kuma filnayn waan ku sheegay. Waxaan ku sheegay ayaantaas inay mucaaradkaaan meelkaste ka qabsan doonaan. Adiga waxaad lahayd "Meya, Maxaakimta waa diyaar etc." Maanta fiiri, Jowhar, Xamar oo dhan ila laga reebo qeybo yar, Shabeelaha gacanta mucaaradka ayee ku jiraan.
was this meant to be pm,,
sxb sidii la filanaayey iyo side wax noqdee waa kala laba,,sheikh ciidan ku filan wuu haysta laakiin ciidankii ma aheen ciidan daacad u ah dawlada ee waxay iska ahaayeen dad uun lacagta ka dhuranaayey..
ciidankii uu hogaanka u ahaa sheikh c/qaadir cali way kaga baxeen dagaalkii,,ciidan badan oo ceyr ahaa hassan dahir ayey ku biireen,,c/qeydiid asagana wuu diiday dagaalka,,kii abgaal .craxiim ciise cadow ee bootada badnaa lacag badan ayuu la baxsaday oo hada nairobi ayuu iska dagay ciidankina way iska kala yaaceen ..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 446 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 13 Replies
- 710 Views
-
Last post by quark
-
- 16 Replies
- 1145 Views
-
Last post by udun
-
- 25 Replies
- 1295 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 1 Replies
- 243 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 38 Replies
- 1220 Views
-
Last post by subeir123
-
- 7 Replies
- 617 Views
-
Last post by Jimbie
-
- 1 Replies
- 276 Views
-
Last post by Warsan_Star_Muslimah
-
- 3 Replies
- 973 Views
-
Last post by Halyeeyga