culumada ahlusunna wajamaca oo gacata kusoo dhigay Bam lagu aasay masjidka wayn ee magaalada guraceel.
Wararka naga soo gaaraya magaalada guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in culumada ahlusunna waljamaaca gacanta kusoodhigeen bam lagu qariyay masjidka wayn ee guraceel.
isku daygaas oo ah Bam aad uwayen oo lagu xabaalay masajidka jaamicaa ee dagmada guraceel.
ayaa lagu aasay masajidka hortiisa xili saqdii dhexe ah. laguna doonayay in lagu qarxiyo xiliga muslimintu kutukanayan salada subxiga.
laakiin illahay mahadi hakagaartee culimada ahlusuna waljamaca oo aad ugutaba baran iskudayada khawarijta fashilintooda ayaa soo bixiyay bam kaas, waxayna gacanta kusoodhigeen sadex nin oo ah Ragi dhac dadas axmaq nimada ah kadanbeyay iyo Garigi lagukeenay. sidookale culumada ayaa kuraadjooga danbiilayaalkale.
cidamada amaanka ee magaalada guracel iyo shacabka oo garab kasinahaya ayaa balana kuqaaday inay soo qaban doonan melkasta oo ay galaan danbilayashaas.
Eedaysanayaashaan ayaa qirtay in ay lashaqeeyaan khawarijta oow dhaqankoodu yahay inay jawi Nabad ah colaad kubadalaan.
Arinkaas oo ay kadanbeyso fikir shisheeye loona soo waariday wadanka somaliya laguna doonayay in lagu khaarajiyo muslimiinta kusootukanaysa masjidka.
Sikastaba ha ahaatee Arinkaan ayaa kusoo beegmaya xili khawaarijta dagaalkii ugu danbeeyay looga dilay boqolaal katirsan cidamadooda.
khawaarijta oo markii ay wajiga siin waayeen dagaal kafool kafool ah oo ay lagalaan xoogaga ahlusunna waljamaca ayaa waxay bilaabeen falal fulay Nimo kudheehantahay.
Falalkan ayaa waxay marqaati kayihiin in lawiiqay awoodii khawaarijta.
Hadaba akhristow makushaki karnaah cidii kadanbaysay arintas foosha xun islaam?
madama aysan qabin diintenu ficiladaas iyo kuwala mid ah ee khawarijtu caadada ka dhigatay. .
W/Q: C/lahi sh. yusuf
Xafiiska Wararka mustaqiim.com ee Seattle, WA
Uldheere@hotmail.com
Mujahidiinta Ahlusunnah foils Khawarij plot to blow upMASJID
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1901 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 2 Replies
- 1683 Views
-
Last post by Galmeygaag
-
- 6 Replies
- 1203 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 6 Replies
- 453 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 1 Replies
- 354 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 0 Replies
- 280 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 785 Views
-
Last post by new-york24
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Real_1
-
- 5 Replies
- 542 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 7 Replies
- 1014 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer