President sharif arrives in Nairobi
Posted: Wed Aug 05, 2009 7:49 am
Nairobi: Deg Deg Madaxeyne Shariif oo soo ka soo dagay garoonka Joma Kenyaata
5. august 2009
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Nairobi(AllPuntland)-Madaxweynaha Soomaliya Shariif Shiikh Axmed aya goor dhaw ka soo dagay garoonka caalamiga ee Joma Kenyaata .
Madaxweynaha ayaa la dajiyey hool weyn oo loogu talagalay madaxda soo booqata Kenya ee loo yaqaano Guast House , waxaana la filaa in uu saxaafada kala hadlo sida uu u wajahayo la kulanka Hilary Clinton xoghayaha arimaha dibada mareykanka .
Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya sadex wasiir oo kala ah maaliyada Shariif Xasan arimaha dibada Omar iyo gaashandhiga Gaandi.
kala soco Allpuntland xafiiska Nairobi kulanka Sharif iyo Clinton