Turmoil in Buuqland: Police commander commits suicide

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Turmoil in Buuqland: Police commander commits suicide

Post by AhlulbaytSoldier »

Image


Taliyihii Ciidamada Boliiska Maamul Goboleedka Puntland oo xalay isku dilay gudaha Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulkaasi.
Posted: 8/6/2009 2:04:00 PM
Shabelle: GAROOWE
Abaaro Sagaalkii fiidnimo ee xalay ayaa waxaa magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland isku dilay korneel Muuse Juquraafi oo ahaa Taliyihii guud ee ciidanka Boliiska ee Puntland.



Mar qura ayaa Magaalada Garoowe waxaa laga maqlay dhawaqa gaadiidka gurmadka deg deg ah ee Ambalasta loo yaqaan taasoo la sheegay in ay siday Meydka Taliyaha Ciidamada Boliiska ee Maamulka Puntland.


Taliyaha oo Mudooyinkii ugu dambeeyay la sheegay in xanuun dhinaca maskaxda ah uu hayay ayaa waxaa la sheegay in uu isku toogtay Bastoolad uu heystay taasoo keentay in dhaawac ahaan loola soo cararo isbitaal Gaar loo leeyahay oo ku yaala Magaalada Garoowe kadibna la xaqiijiyay in uu geeriyooday.



Gudoomayaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa waxaa uu warbaahinta u sheegay in uu is dilay Taliyihii ciidamada Booliska ee Maamul Goboleedka Puntland,waxaana xiligaasi kadib meydka Taliyaha loo qaaday Isbitaalka weyn ee Magaalada Garoowe.



Wariye Sooyaal oo ka mid ah wariyayaasha ka howlgala Magaalada Garoowe ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in meydka taliyaha saakay lagu aasay Magaalada Garoowe iyadoo aaskiisana uu ka qeyb galay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland.



yesterday assasination,today suicide. 8-)
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Turmoil in Buuqland: Police commander commits suicide

Post by Somaliweyn »

Suicide or murder....


Highly unlikely for a Somali Colonel to commit suicide.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”