Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by LiQaaye_TDH »

Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ee Kulmiye ayaa geeriyooday, laba kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii maanta Masuuliyiin Xisbigaas ka tirsan Gaadhi ay wateen uu Shil ku galay Jidka u dhaxeeya Berbera iyo Hargeysa.

Sida ay Somaliland.Org u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Suxufiyiintii la socday Weftigaas, Madaxii Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Gobollada Galbeedka Somaliland Cali Maxamed Guuleed (Cali-Maarshaal) ayaa geeriyooday, halka Guddoomiye-xigeenka labaad ee Xisbigaas Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax iyo Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Xisbigaas uu soo gaadhay dhaawacyo kala duwan, ka dib markii uu shil galay Gaadhi ay wateen Jidka u dhaxeeya Berbera iyo Hargeysa, waqti ay u sii jeedeen Magaalada Berbera oo uu ka soo degayay Guddoomiyaha Xisbigaas Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka soo laabtay Safar uu dibedda ugu maqnaa. Wararku waxay intaa ku dareen in sidoo kale uu Shilkaa dhaawac ka soo gaadhay Weriye Cabdiqani Xuseen Baynax oo ah Wakiilka Shabakadda Wararka ee Somalilandpress.

Source Somaliland.org
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by LiQaaye_TDH »

im 100% there is some Sixir invloved in this shid now :shock:

Silaanyo had an accident

and now Cali Marshaal Died of a Car accident ..

Cajiib Samaroon and their Qori is maris
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Cali_Gaab »

Ilaahay ha uu naxariisto, who is the other guy that's in a coma?
User avatar
Aliyah99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2604
Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
Location: Burco - S/Land

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Aliyah99 »

AUN

that road is perilous! how many people died on that road? I've seen cars that fell off that road and its full of potholes
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Advo »

I seriously think alshabaab made special types of prayers or something.

It started off in Galgacyo

Than Garoowe

Now in sland too?

:shock:
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33846
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by FAH1223 »

its cause of no paved roads or old ass roads that haven't been maintained since they were built over 30 years ago
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Khalid Ali »

yes maxamad xashi cilmi got injured 2 :|

aun cali marshaal
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Bohol iyo karaman »

ilahay ha uu naxariisto cali guuled "maarshaal" wuxu ahaa siyaasii da'yar oo soo socda, laakiinse kumaa simii,

Cali maraashaal laa mid maa ahaan muuse biixi, maxamed kaahiin iyo kuwaa badan oo dadka walalha ah isnacsiiyeey, waxan leeyahay markale ilahay haa uu nuuriyo gudoka cali marshaal
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by salafi_student »

Allaha unaxariisto ehaladii iyo reerkii uu ka tagayna samir iyo iimaan rabi haa ka siiyo. Amiin

Is not all about the road, thousands of people travelled on that road and came out alive. His time was up and he had to return to his lord!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Khalid Ali »

Pictures Sad incident


of today hargeisa

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by LiQaaye_TDH »

INNA LILLAHI WAA INNA ILAHI RAAJACUN

Its a Sad Day for Reer Somaliland Today, you can see peoples faces on that picture how shocked they were, one of them holding their head....

AUN Marxuum Cali Marshaal....................................................................................................................
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Goljano Lion »

LiQaaye_TDH wrote:im 100% there is some Sixir invloved in this shid now :shock:

Silaanyo had an accident

and now Cali Marshaal Died of a Car accident ..

Cajiib Samaroon and their Qori is maris
AUN Cali marshal,
would you believe the accident happened so close to the airport, there are rumors going in Hargeisa that Udub were behind this they are also trying to kill Saleebaan gaal.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Goljano Lion »

Aliyah99 wrote:AUN

that road is perilous! how many people died on that road? I've seen cars that fell off that road and its full of potholes
the accident happened near the airport , something went wrong...............
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by LiQaaye_TDH »

Goljano abti there is some Dodgy shid going on walle....
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: Breaking newsCali Marshaal from Kulmiye died in Car accident

Post by Burao_Media »

Cali_Gaab wrote:Ilaahay ha uu naxariisto, who is the other guy that's in a coma?
the other guy in Coma waa nin Musa Carre ah oo layedaahu Ina Cabdiqader, his family lives in the U.S and he recently came from their in order to support Kulmiye during the elections, he is a very educuated guy, from a well known family.

very sad day for Somaliland some of their educated politicans Cali Marshal dead (AUN), Ina Cabdiqader in coma, and Ina Harshi injuried.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”