10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by CoolPoisons »

Same shiid happend to the Amison in Mogadishu. What the fock's going on

Doolow: Ku dhawaad 10-ruux ayaa ku geeriyootay Degmada Doolow kadib markii uu halkaasi ka dilaacay Cuduro aan wali la aqoonsan waxa ay yihiin.

Wararka naga soo gaaraya Degmada Doolow ayaa sheegaya in ku dhawaad 10-ruux ku geeriyootay Degmadaasi, kagadaal markii ay halkaasi ka dilaaceen Cuduro aan wali la aqoonsan waxa ay yihiin.



Qaar ka mid ah dadka deegaankaasi oo saxaafada la hadleen ayaa sheegeen in labadii maalin ee la soo dhaafay Degmada Doolow u geeriyoodeen in ka badan 10-ruux oo la sheegay in ay ku dhaceen Cuduro aan la aqoon waxa ay yihiin ilaa iyo Iminka.



Waxgradka, culumaa’udiinka, Odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada Doolow ayaa ugu baaqeen Hay’adaha Samafalka, Ganacsatada iyo Qurba joogta in ay ka Caawiyaan sidi loogu furi lahaa goobo Caafimaad, isla markaana loo ogaan lahaa Cuduradan ku habsaday dadkaasi waxa ay yihiin.



Ma jiraan ilaa iyo hadda cid isku shuqlisay in ay ogaadaan Cuduradan aan la aqoon ee faraha ba’an ku haya shacabka ku dhaqan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.



Arrintan ayaa waxay ku soo beegmaysaa xili dhawaan Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee Muqdisho ku sugan ku dhaceen Cuduro aan la aqoon oo sababeen in ay ku geeriyoodaan tiro ka mid ah askartaasi, halka qaarkood ay la il daran yihiin Xanuunadaasi.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by CoolPoisons »

Dolow afar xero military ayaa ku yaal. Ku dhawaad 6,000 askar ayaa ku sugan.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by abdisamad3 »

CoolPoisons wrote:Dolow afar xero military ayaa ku yaal. Ku dhawaad 6,000 askar ayaa ku sugan.
who do this askar belong to..the tfg?
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by CoolPoisons »

They're Marehan askar. Waxayna ka amar qaatana Mujahid Bare Aden Shire Hirale.

Askartaas waxa loogu tala galay iney dib u xoreeyaan Jubaland.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by abdisamad3 »

CoolPoisons wrote:They're Marehan askar. Waxayna ka amar qaatana Mujahid Bare Aden Shire Hirale.

Askartaas waxa loogu tala galay iney dib u xoreeyaan Jubaland.
barre hirale..aha so they are TFG soldiers... :lol:
maybe the jareer monkeys who give them training infected them with unknown disease...ilaahay ha uu sahlo.. :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by sheekh-Farax-zero »

ILLaah ha u naxriisto.
User avatar
Nabel
Posts: 188
Joined: Wed Aug 05, 2009 3:33 pm

Re: 10 die in mysterious death in Dolow Gedo

Post by Nabel »

CoolPoisons wrote:Waxayna ka amar qaatana Mujahid Bare Aden Shire Hirale.
Mujahid? That man helped the Xabashi invade Somalia.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”