Page 1 of 2

Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 5:10 pm
by CoolPoisons
Wararka nagasoo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in caawa halkaasi ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya xoogaga Islaamiyiinta ah iyo ciidanka dowladda.

Xoogaga Islaamiyiinta ee maamulka Gobalkla Gedo ayaa la sheegayaa in caawa ay heegankii ugu sareeyay aya geliyeen ciidankooda kadib markii ay soo bexeen xiisado ay Ciidanka dowlada iyo kuwa Itoobiya ka wadaan Doolow.

Madaxa arrimaha gudaha u qaabilsan Ururka Xisbul Islaam Sheekh Max’med Indha-buur ayaa caawa sheegay in ciidankooda ay heegan sare geliyeen si ay meesha uga saaraan baqdinta ku aadan in weerar lagusoo yahay.

Sidoo kale Xoogaga Al Shabaab ee maamulo degmooyin katirsan gobalka Gedo sida Baardheere iyo B/xaawo ayaa iyana wado dhaq dhaqaaqyo aad u xoogan.

Xaalada gobalka Gedo ayaa caawa kacsan waxaana laga dareemayaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo keeni kara in gobalkaasi ay dagaallo ka dhacaan.

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 6:50 pm
by Nabel
Once again, I expect Barre Hiraale to side with the forces of the TFG and Xabashi.

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 6:52 pm
by Kanada
The Mujahideen are ready and waiting. :up: :som:

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 6:54 pm
by Xaaji_Waraabe-
Free Jubbaland :up:

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 7:43 pm
by Ka darag
JUBALAND DNT EXIST MATE...FIRST IVE HEARD OF IT...PPL NEED TO STOP DREAMING UP THESE NEW PLACES :|

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 9:12 pm
by JaMaaL-23
^ your first correct comment about Somali Geography and places>

Congratulations Ka Darag :up: you are right about Jubbaland being a fictitious location or state that exists only in Ilkoyar dream world,. :clap:

bravo :mrgreen:

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 10:01 pm
by Murax
These Guys will do a runner at the sniff of a Tigray battalion. Mark My word.

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 10:03 pm
by Advo
We should wait and see......

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Sun Aug 09, 2009 11:27 pm
by Captain24
Murax wrote:These Guys will do a runner at the sniff of a Tigray battalion. Mark My word.
:lol: :lol: :lol: Laakiin Hiiraale waa looser is nacay. He's in Dolow all these days, I don't know what is he waiting for. He should at least capture Gedo and recruit the locals to recapture Kismayo. If he does that, Marehans pride will surface again

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 12:41 am
by CoolPoisons
Jamal ninyaho sida isku daan. 90% of Ur whole posts about Marehan. War waxaan cuqdadsana

Jale Hirale

Image

Image

Image

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 12:57 am
by Shirib
They should be careful before Doolow itself gets captured

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 12:58 am
by Shirib
Murax wrote:These Guys will do a runner at the sniff of a Tigray battalion. Mark My word.
no shit no one in Somalia has the strength to combat Ethiopia in conventional warfare

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 1:06 am
by JaMaaL-23
CoolPoisons wrote:Jamal ninyaho sida isku daan. 90% of Ur whole posts about Marehan. War waxaan cuqdadsana

Jale Hirale

Image

Image

Image

cool its all cool sxb, I just didn't know Ka Darag was this clever about Somali state names. I think she fluked pointing out that Juabbaland doesn't really exist. :mrgreen:

on a serious note, Barre needs to cooperate with ehlu-sade wal jamaca to get back at the shish kebabs

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 2:31 am
by CoolPoisons
Jamal Ahlu Sade wal Jama iyo Jale Bare waa isku group. Sheekada la soco

Re: Breakings 6,000 Askar ready to move in to Jubaland

Posted: Mon Aug 10, 2009 2:40 am
by Captain24
^ Laakiin Hiiraale meesha Kaneeco baa ku dhamaysay, muxuu sugayaa?