Page 1 of 1

4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 8:29 am
by oldenglish
[War Deg Deg ah:- Markabkii Talyaaniga ee Laasqoray lagu Haystay ayaa la siidaayay[Warbixin Dheeraad ah

Warar deg deg ah oo haatan na soo gaadhaya ayaa sheegaya in Caawa Fiidkii ooda laga qaaday Markabkii laga lahaa Dalka Talyaaniga kaasi oo in mudo ah Afduub loogu Haystay duleedka Magaalada Xeebta leh ee Laasqoray, warka ayaa intaasi ku daraya in aan la sheegin meesha uu Markabkaasi u dhaqaaqay sii dayntiisii ka dib.



Warkan ayaa Radio Dhahar-Online waxa soo Gaadhsiiyay qof ka Gaabsaday inuu Magaciisa Saxaafada ka sheego, isaga oo ku Daray intaasi inay Budhcadu qaateen Aduun Lacag ah oo dhan [4-Million ]oo Doolar.



Markii warkaasi na soo gaadhay ayaan Bilawnay Xidhiidh dheeraad ah si aan Faah Faahin uga helay qaabka sii daynta ee Markabkaasi lagu Magcaabo Buccaneera, waxana soo soo shaac baxday in siidayntaasi ay u dhacday si Jawi Nabadeed ah.



Horaantii Bishii March ee sanadakan ayaa Maraakiibtaasi waxa la Keenay duleedka Magaalada Laasqoray Halkan lagu Magcaabo Gacan oo 15-Km Qiyaastii u Jirta Marsada Laasqoray.



Maraakiibtaasi ayaa ayaa laga kala lahaa Dalalka Masar iyo Talyaaniga iyada wali ay Gacanta Budhcada ku Jiraan kuwii ka diiwaan gashnaa Dalka Masar oo aan la siidayn, waxa xusid mudan in Shaqaalaha saarnaa Markabka Talyaaniga ee la siidaayay ay dhamaayeen 10-u dhashay Dalka Talyaaniga 5- kale oo la Xaqiijiyay inay ahaayeen Romanians.



Warbixin aan dhawaan Daabcnay[Guji Halkan]



Jaamac Feyte


-------------------------------------------------------------------------------------------

:hijack:

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 8:32 am
by Executive
looool Makhiri pirates????

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 8:34 am
by oldenglish
Puntland is a model state :up:

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 9:55 am
by sheekh-Farax-zero
Bingo for makhir state :clap: :clap:

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 10:18 am
by Highland
There has been a lot of unknown pathologies being reported of the bearer of good news folks such as kidnappings, human smuggling, and piracy around Bosaaso and Sanaag.

It's time to stanch these criminal activities before it spins out of control. The Rat-teeth fella needs to release his iron hand.

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 10:20 am
by Ka darag
I stuill dnt kno wer dis Makhir palce is..im guessing Puntland :|

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 10:25 am
by Executive
Ka darag wrote:I stuill dnt kno wer dis Makhir palce is..im guessing Puntland :|


http://en.wikipedia.org/wiki/Maakhir

Re: 4 Million dollars in 3 months

Posted: Mon Aug 10, 2009 10:27 am
by Ka darag
Executive wrote:
Ka darag wrote:I stuill dnt kno wer dis Makhir palce is..im guessing Puntland :|


http://en.wikipedia.org/wiki/Maakhir
THANKS ILL READ IT PROPERLY WEN I HAVE TIME :up: