maamulka culumada ahlusunah waljamaaca ee gobolada dhexe ayaa dib uheshisiin kawada laba beelood oo wada dega gobalka galgaduud kuwaas oo colaad soo jireen ah ku dhexmartay Degaanka Dhabad iyo Cadaado.

colaadaan oo soojirtay mudo kabadan 30sano ayaa ilaahay fadligiid waxaa ay ku guulaysteen culumada ahlusunna inay xabadjoojin dhexdhigaan labada beelood ee wagardhac iyo saleemaal kadib markii halkaas uu kasoo cusboonaaday dagaal cusub oo udhexeeya labada beelood ayaa waxaa gaaray cutubyo katirsan cidamada ahlusunnah waljamaaca iyo maamulkooda waxaana hada biloowday xabadjoojin 50maalmood ah iyo labada ciidan oo lakala qaado ayada oo ay intaa kadib culumada ahlusuna waljamaaca mudada xabadjoojinta kadib ukala dab qaadidoonaan labada beelood ee walaalaha ah .


http://mustaqiim.com/News98.htm