The president gives a private party at his palace

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

The president gives a private party at his palace

Post by Khalid Ali »

Madaxweyne Rayaale oo maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay Fanaanad Taanya iyo Maxamed Himilo
Written by Qarannews
Aug 12, 2009 at 03:15 PM
Hargeysa (Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefdi ka socda Qurba jooga dalka Norway.
Wefdigaasi oo ay ka mid ahaayeen Fanaaniin, Wakiilada Somaliland iyo Madax kale oo ka tirsan Somaliland, waxa ku jirtay gabadha reer Norway ee magaceeda la yidhaahdo Taaniya, gabadhaasi oo ku caan baxday in ay ku heesto heeso badan oo Af-soomaali ah, iyadoo u dhalatay dlaka Norway.

Image
Fanaanada Taaniya oo Madaxweynaha hadyad gudoonsiinaysa


Image

Image


Image

Image


Wefdigaasi waxa Madaxweynuhu ugu mahad naqay socdaalka ay ku yimaadeen Somaliland iyo sidii diiranayd ee ay ugu soo dhaweeyeen isaga iyo wefdigiisuba markii ay booqashada ku tageen dalka Norway sanadkii 2007-kii.

Wefdigaasi oo ay hogaaminaysay Fanaanada Taanya, waxa ay Madaxweynaha iyo xukuumada Somalilandba ugu mahad naqeen sida diiran ee kalgacalka leh ee lagu qaabilay intii ay joogeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo casuumada sharafta leh ee loo fidiyay, waxana ay Madaxweynaha gudoonsiiyeen hadyado ay ku sharfeen, laguna xasuusan doono socdaaladoodii ay ku yimaadeen Somaliland.
Wefdigaasi Maanta Madaxweynuhu qaabilay, waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Mudane C/risaaq Waaberi Rooble, C/samad Maxamed Cabdillaahi oo isaguna ka mid ahaa qurba jooga reer Norway iyo Fanaanka caanka ah ee la yidhaahdo Maxamed Himilo, isla markaana waxa xafladaasi soo dhawaynta ah ka qayb galay Wakiilka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed Maxamuud Aadan "Linin" iyo Wakiilka Somaliland ee Ireland Mudane Cabdi-fataax Siciid Axmed Guuleed iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Ciise.
Alla Mahad leh
Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: The president gives a private party at his palace

Post by ms.naliaa »

Who is she??
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Keyse_0208 »

Cindarella
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: The president gives a private party at his palace

Post by ms.naliaa »

Keyse_0208 wrote:Cindarella

I thought I locked her in the dungen....
:x
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Keyse_0208 »

why u ugly sisters gotta be mean :?:
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Ka darag »

looooooooooooooooooooooooooool


and y does that guy with funny hat look familiar? :|
ms.naliaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7488
Joined: Mon Jan 12, 2009 8:18 pm

Re: The president gives a private party at his palace

Post by ms.naliaa »

Keyse_0208 wrote:why u ugly sisters gotta be mean :?:

Its how the story goes Kyese...she ends up with the prince anyways...might as well have some fun now.

:roll:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: The president gives a private party at his palace

Post by kambuli »

Inaa Lilaahu Wa Inaa Ileehi Raajicuun..Ilaahow ceeb astur :up:
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Skippa »

ma makhsinkaa yaree qaabka daran ayaa palace lagu sheegaya :lol: :lol: :lol: and that painting of him is dreadful...daayeer la soo sawiraad moodaa
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Keyse_0208 »

Skippa wrote:and that painting of him is dreadful...daayeer la soo sawiraad moodaa
:lol: :lol: :lol:
kambuli wrote:Inaa Lilaahu Wa Inaa Ileehi Raajicuun..Ilaahow ceeb astur :up:
islaantana Xikmad uun bey walaaqeysaa habyn iyo maalin, ilaahay haku asturo :up:
Ka darag
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13122
Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Ka darag »

Skippa wrote:ma makhsinkaa yaree qaabka daran ayaa palace lagu sheegaya :lol: :lol: :lol: and that painting of him is dreadful...daayeer la soo sawiraad moodaa
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Diyeeshaha_Tolka »

khalid sxb waxani oo kale waa ceeb,,,madaxweynihii dhamaa ayaad sharafta ka qaadey,,now no one is gonna take him seriously anymore,,qashin walba ayuu iska qaabilayaa ceeb iyo nus iga dheh waxaasi
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Khalid Ali »

Ka darag wrote:looooooooooooooooooooooooooool


and y does that guy with funny hat look familiar? :|

its himilo the singer he was at the somaliland party last year in east london
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Suldaan_JC »

The worst of all, One white little girl that speaks 3 words of Somali gets a VIP Treatment in Somaliland WTF :down: She even gets the Chance to meet the President Cajiib and she also on the Headlines of every focking websites?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The president gives a private party at his palace

Post by Khalid Ali »

Diyeeshaha_Tolka wrote:khalid sxb waxani oo kale waa ceeb,,,madaxweynihii dhamaa ayaad sharafta ka qaadey,,now no one is gonna take him seriously anymore,,qashin walba ayuu iska qaabilayaa ceeb iyo nus iga dheh waxaasi

daahir riyaale

Welcomed midgaantii maryan mursal so why not welcome this Somali Norwegian singer what’s the difference between the to tan xata nin nassab ayaa qabba uu la garanayo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”