Badnews for AW

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Badnews for AW

Post by AhlulbaytSoldier »

Wasiiro uu ka mid yahay C/qaadir Cali Cumar oo wada qorshe xilalka looga qaadayo Cabdi Qeybdiid iyo C/fataax Shaaweeye

Kadib markii shalay Ciidamo kala taabacsan Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Gobolka Banaadir ku dagaalameen nawaaxiga Isgoyska Zoope ayaa waxaa soo shaac baxaya qorshayaal la doonayo in xilalka looga xayuubiyo.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa wada dadaal ku aadan sidii shaqada looga eryi lahaa saraakiishaas ka tirsan Dowladda, iyadoo loo cuskanayo inay qalalaaso ku wadaan Dowladda.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegeysa in Wasiirka Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar uu qorshahaas uu wado, isagoo doonaya in meesha laga saaro Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. Qeybdiid iyo C/fataax Shaaweeye oo hada ah Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Qoraal ka dhan ah Labadan sarkaal ayaa maanta loo gudbinayaa Golaha Wasiirada, waxaana lagu eedeynayaa inay Dowladda fashilinayaan, kadib markii ay sameysteen Ciidamo hab beeleed u abaabulan.

Fadhi Golaha Wasiirada yeelanayo maanta ayaa lagaga doodaya mustaqbalka Mr Qeybdiid iyo C/fataax Shaaweeye oo ay u dhaxeyso xurguf ku aadan gacan ku heynta Ex Ctrl Afgooye, halkaasoo gaadiid lagaga qaado lacago baad ah.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Badnews for AW

Post by Executive »

Shaweey :down:
Qeybdiid :down:
Dhagaxtuur :down:



Maxamed Dheere :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Badnews for AW

Post by Khalid Ali »

Executive wrote:Shaweey :down:
Qeybdiid :down:
Dhagaxtuur :down:



Maxamed Dheere :up:
Maxay isku dhamaan Maxamamd dhere iyo qaybdiid
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Badnews for AW

Post by Executive »

Maxamed Dheere xiriir ganacsi ayaa no dheexeyo, SIyaasada iyo Ganacsiga wa la kaala sara abti
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Badnews for AW

Post by Khalid Ali »

Executive wrote:Maxamed Dheere xiriir ganacsi ayaa no dheexeyo, SIyaasada iyo Ganacsiga wa la kaala sara abti

:lol: :lol: :lol: hadu jeebadadahaga buuxiyo no problem somaha :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Badnews for AW

Post by AbdiWahab252 »

Imam HutuKing,

Cabdulqadir CAli Cumar is just talking shiiid. He nor even Sharifka can touch the Sheik Abdi Hassan Awale and his holy warriors. Sheik Abdi Hassan Awale controls more assets, more men than Sheik Sharif himself and if he were to move from his positions, the TFG would collapse.

Sheik Sharif knows that without Sheik ABdi Hassan Awale that his TFG is done for.

Cabdulqadir Cali Cumar needs to answer for the kidnappings of the Frenchmen. He is the one most likely to be deposed before Sheik Abdi Hassan Awale.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”