Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Keyse_0208 »

4real, you gotta have respect for Faysal, No matter what they say :up: :up:


August 13th, 2009 Comments Off

Hargeysa(Geeska) -Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ku eedeeyay inuu abaabulayo sidii uu dareenka shacabka uga jeedin lahaa muranka ka taagan diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee la laalay.

Faysal Cali Waraabe, oo xalay u waramay Geeska Afrika, waxa uu sheegay inuu helay xog rasmi ah oo sheegaysa in Madaxweyne Rayaale, magaalada Laascaanood u diray koox rag ah oo lacag xaddi badan qaaday, kuwaas oo abaabulaya maleeshiyo beeleed weerar ku qaadda ciidamada qaranka ee jiiddaas degen, “Haa, waa xog rasmi ah oo aanu helnay.” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe, waxaanu intaas raaciyay, “Madaxweyne Rayaale, waxa uu Hargeysa ka diray koox rag ah oo qaaday lacag badan, waxaanay u geeyeen badhasaabka gobalka Sool, isna waxa uu abaabulayaa jabhad beeled weerar ku qaada ciidamada qaranka, si loo yidhaahdo ciidankii waxa soo weerartay Majeerteeniya.”

Faysal, waxa uu sheegay in Madaxweyne Rayaale tallaabadan uga gol-leeyahay sidii uu indhaha shacabka ugu jeedin lahaa ciidamada qaranka, “Ujeedadiisu waxa weeye inuu indhaha shacabka ku jeediyo ciidamada qaranka oo uu yidhaahdo Puntland ayaa ina soo weerartay, isagoo doonaya in laga jeesto tallaabooyinka guracan ee uu ku laalay diiwaangelinta.”

Faysal Cali Waraabe, waxa uu baaq digniin ah u diray ciidamada qaranka, waxaanu yidhi, “Ciidamada qaranka waxaan leeyahay feejignaada oo dareen digniin ah qaba, waayo cagihiina ayaa laga abuurayaa xaaalad xun, dawladda ayaana wadda ee la socda.”

Wasiirka gaashaandhigga Somaliland, oo aanu isku daynay inaanu arrintan wax ka weydiino ayaanay noo suurtogelin.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Somalistan »

Keyse this funny but I have to say Faysal Cali waraabe wuu yara khafiifay
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Keyse_0208 »

what are u saying that he's Paranoid...? :lol:

Runtii whether this is true or not, it goes to show how real he is about S/L uncovering all these conspiracy theories, he is the only one who un-covers them, at first they all laugh at him, then after a while when the truth comes out they all say '' Faysaloow raali noqo''.
Neverthe less this will indeed keep the soldiers at the front line on stand by, be it true or false, good qarxis i say :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Khalid Ali »

Keyse even if riyaale wants to do that he cant puntland is so in trouble with the mess in mudug even if he wanted inay puntland soo dhaqaado iyakaa wakhtiii uu ahayn tallow yuu odhan iga mashquulii
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by salafi_student »

Clown talk....
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Xamud. »

Faisal Cali Waraabe is a clown, he just missing the red nose and he`s good to go :up:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by paidmonk »

I don't even know why Riyaale postpones elections, he's dealing with mentally handicapped competitors.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Xamud. »

paidmonk wrote:I don't even know why Riyaale postpones elections, he's dealing with mentally handicapped competitors.
:lol: :lol: :lol: :lol: Faysal Ali Waraabe is mentally challenged, I don`t think anyone is gonna vote for him, and he knows it himself, Silaanyo on the other hand is giving Riyaale a run for his money
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by paidmonk »

I simply don't think Riyaale will lose his post. He's too smart to let it go. I doubt any of the sland politicians care more than any warlord in Mogadishu about the constituents, its about the seat and who would give it up for sentimental purposes in post-war Somalia?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by SahanGalbeed »

Waa sheeko waalan waxani .
Dadkan horta qaat-ka iney iska ba daayan baa loo qaatay , wallahi fikradaha noocan ah iyo tuhunka waxa ugu wacan qayiilada faro badan .

Anigu habeen aan iska mijo baxsanayay 97-ki iyo 98 oo aan maddaxtooyada horteeda iska hor marayay , baan meel halkaa ka yara xigta isgoyska buundada ilaa iyo Hargeysa hotel u baxda , baan iska yara fadhistay .
UNIMOG cidaan maqiiqan sida baa inagu soo dul jabtay :lol:
Aniga iyo wiil kale oo Europe isna ka yimid baa la ina qaaday , jail-ka ayaa la inagu tuuray , inta feedhaha la inaga ga istaagay :lol:

Waxay ku leeyihin , weerar bay ku soo wadeen maddaxtooyada oo rasaasti dhawaaqeeda baynu ku soo orodnay :lol:

Waxa qoriyaha sita hadda waa iyaga , aniga xita bakoorad maynaan sidan :lol:

Waxaaso miidhan baa dowlad iyo masuul qaran isku sheega , Ilaah ba inoo maqan walle .
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Faysal Cali Waraabe oo baaq u diray ciidamada Qaranka

Post by Dhaga Bacayl »

Horta Faisal ma khamriguu cabaa? wAXAni wax nin sharaf lihi ku hadlo maaha!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”