Ogadens in NFD Celebrate JWXO Anniversay..PICTURES

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Ogadens in NFD Celebrate JWXO Anniversay..PICTURES

Post by Queen_Arawello »

Xuska Sanad Guurada 25aad ee JWXO... ah maalin umada reer Ogadeniya Faraxada u wada aha ayaa....
Waxaa halkaas laga soo jeediye qudbado kala duwan oo ay soo jeediyeen Mas'uuliyiin JWXO ka tirsan taas oo ay dadku aad oola dheceen in Halganka ONLF ee ay intooda badan maqali jireen ay maanta Dhaagysataan kuwii halgankaas Dhiigooda Wakhtigooda iyo Maalkoodaba u hurey
waxaa intaas kadib Makarfonka loo dhiibay Abwaan Axmed Sheekh Cali (Heelaale) oo tiriyey Gabay dadka qiiro galiyey kaas oo u kaga hadalayey dhibaatada lagu hayo shacabka Ogadenya waxaa halkaas isna ka hdalay Sheekh Maxamed oo ka mid ah Culimada Ogadenya isagoo u sheegay dadka in halganka Ogadenya ee Xaqa ah ay taageero Naf iyo maalba u huraan.


Image



Image


Image
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ogadens in NFD Celebrate JWXO Anniversay..PICTURES

Post by Queen_Arawello »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Ogadens in NFD Celebrate JWXO Anniversay..PICTURES

Post by Xamari_76 »

Cool pics.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”