Muqdisho:Maleeshiyaadka Ahlusunah
iyo kuwa Barre Hiiraale oo u sii jiheystay dhanka Luuq
17. august 2009
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Muqdisho(AllPuntland)Warar goor dhaw ay ka heshay shabakada wararka AllPuntland dhinaca G/Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaadki isbaheystay ee saaka la wareegay Balad Xaawo ay aaden dhinaca degmada Luuq.
Maleeshiyadan aya wata gawaari dagaal oo tira badan , waxaana sii horkacay xildhiban Barre Hiirale oo ay wehliyaan xoogagi Ahlusunah ee saaka la qabsaday Baladxaawo.
Dhinaca kale waxaa diyaar garow galay maleeshiyaadka Shabaab ee jooga Gobalada Jubooyinka , waxaana ay galeen heeganki ugu saeeyay .
wixi xaaladahaas ku soo kordha kala soco AllPuntland
Twisted,
Not that We need articles, We know 100% what happens everywhere in Gedo. The place is a Marexaan region.