Page 1 of 1
Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:31 am
by Diyeeshaha_Tolka
War si qarsoon u soo gaaray Xafiiska Jowhar.com ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Is badal horu dhac ah lagu sameeyay Golaha Wasiirada, taasoo qeyb ka mid ah Golaha la isku dhaandheeyay.
Warkan oo aan ka helnay Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ilaa iyo hada waxaa jirin in si rasmi aan loo shaacin, hase ahaatee xubin ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa xilkiisa si rasmi u waayay, halka Xubnaha kala bar lagu isku shaandheeyay.
Farxaan Cali Maxamuud oo ahaa Wasiirkii Warfaafinta ayaa gebi ahaanba waayay xilkiisa, waxaana loo magacaabay Daahir Maxamuud Geelle oo ahaa Agaasimihii Idaacada Quraanka Kariimka.
Sidoo kale is badalada cusub ee saameeyay Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka mid ah Arrimaha Dibada iyo Gaashaandhiga, waxaana xubnaha qaar xilalkaas haayay la sheegay in xilal kale loo magacaabay.
Wasiirka Arrimha Dibada ayaa loo magacaabay Cali Axmed Jaamac Jengeli, halka Wasiirkii xilkaas haayay ee Maxamed C/llaahi Oomaar oo laga qaaday loo magacaabay Wasaarada Macdanta iyo Biyaha.Wasiirka Gaashaandhiga ayaa loo magacaabay C/lla Boos halka Wasiirkii xilkaas hayay loo magacaabay Prof Gaandi Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka.
Sidoo kale wajiga cusub ee Golaha Wasiirada ku soo biiray waxaa ka mid ah Wasiirka Lacagta oo loo magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng, Yariisow) oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada.
Ilaa iyo hada si rasmi looma shaacin, hase ahaatee waxaa la cadeeyay in si hoose isku afgarteen Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha, kaasoo dhowaan la shaacin doon
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:33 am
by Twisted_Logic
Salad Ali Jaale

Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:34 am
by AbdiWahab252
Twisted_Logic wrote:Salad Ali Jaale

TL,
where can I learn to talk like him.
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:36 am
by Diyeeshaha_Tolka
Twisted_Logic wrote:Salad Ali Jaale

acuudka kaasi yaa wax u dhibaayo,,in madaxa laga jaro ayuu istaahilaa
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:37 am
by AbdiWahab252
Diyeeshasha,
Igaarki Cabdifatax Shaweeye xa la siiye ?
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:39 am
by Diyeeshaha_Tolka
war idiinka ma waalantihiin qashinkasi yaa wax u dhibaayo,,ex-moorayaan oo dhan wax lama siin doono uu ka midyahay adeerka Qeyrdiid
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:44 am
by Twisted_Logic
Diyeeshaha_Tolka wrote:Twisted_Logic wrote:Salad Ali Jaale

acuudka kaasi yaa wax u dhibaayo,,in madaxa laga jaro ayuu istaahilaa
Ya ka jaraayo?

Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:45 am
by Twisted_Logic
AbdiWahab252 wrote:Twisted_Logic wrote:Salad Ali Jaale

TL,
where can I learn to talk like him.
Drink the water of the Shabelle River. It is a classic Harti Abgaal/Xawadle accent

Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:46 am
by AbdiWahab252
Diyeeshasha,
Galjeecel ya hogamiye uu ah ?
TL,
Man, I hate being confused for a fruit of the crooked tree

Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:48 am
by Xamud.
Salaad Cali Jelle

He looks funny, talks funny, and thinks funny

classic Geeljiro magaalo yimid.
Re: Golaha wasiirada oo isbadal lagu sameeyey,,
Posted: Mon Aug 17, 2009 10:50 am
by Diyeeshaha_Tolka
AbdiWahab252 wrote:Diyeeshasha,
Galjeecel ya hogamiye uu ah ?
mid doqon aha ayaa u ahaa oo jabhad ayey lahaayeen oo la yiraahdo jabhadul islaamiyah(jabiso) laakii wuxuu ku biiray xisbul-islaam magaciisana waaba la waayey mee uu ku dambeeyo